Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Baarlamaanka Puntland oo ka hadlay xuquuqda la’aanta shaqaalaha, ciidamada iyo hay’adaha dawladda

Baarlamaanka Puntland ayaa wasaaradda maaliyadda kala hadlay cabashada xuquuq la’aanta shaqaalaha, ciidamada iyo hay’adaha dowladda. Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirsaaq Axmed… Sii akhri

Posted on October 19, 2025October 19, 2025 by Desk

Puntland: Xukun lagu diray ajaaniib qaarkood dhinteen

Posted on October 19, 2025October 19, 2025 by Desk

Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Bari ayaa xukunno kala duwan ku riday eedaysanayaal ajaaniib iyo Soomaali ah, kuwaas oo la… Sii akhri

Degmo ka tirsan Puntland oo ka cabanaysa biyo la’aan iyo bacaad

Posted on October 18, 2025October 18, 2025 by Desk

Dadka ku nool degmada Godobjiiraan ee gobolka Nugaal ayaa cabasho xoogan ka muujiyay biyo la’aan iyo bacaad si xowli ah… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xilka qaadis iyo magacaabis sameeyay

Posted on October 18, 2025October 18, 2025 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xilkii ka qaaday maareeyihii garoonka diyaaradaha Muqdisho, Maxamed Siciid Cabdullaahi (Signal).… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo qorsheynaya in uu xilalka ka qaado Juxaa iyo Maxamed Faroole

Posted on October 18, 2025October 18, 2025 by Desk

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhawaan qorsheynaya isku shaandheyn ay xilalka ku waayi doonaan xubno ka tirsan golaha wasiirada Puntland,… Sii akhri

Puntland oo qorshe ka dejisay aanooyinka qabiilka ee ka dhaca Mudug

Posted on October 18, 2025October 18, 2025 by Desk

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali Jifo-jabsade ayaa sheegay in ay dhawaan qaadi doonaan tallaabo adag oo ka… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay tacsida Raila Odinga

Posted on October 17, 2025October 17, 2025 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Nairobi kaga qaybgalay tacsida Ra’iisul wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga.… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tagi doona Laascaanood

Posted on October 17, 2025October 17, 2025 by Desk

Magaalada Laascaanood ee xarunta maamul maamulka Waqooyi waxaa ka socda diyaargarowga soo dhaweynta madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,… Sii akhri

Puntland oo war ka soo saartay saadaasha roobka

Posted on October 16, 2025October 16, 2025 by Desk

Xarunta macluumaadka khayraadka biyaha iyo dhulka ee Puntland ayaa soo saartay saadaasha roobka ee maalmaha soo socda (16 ilaa 22… Sii akhri

Golaha wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay danjireyaal

Posted on October 16, 2025October 16, 2025 by Desk

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka ayaa maanta ansixiyay soo jeedin ka timid wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga oo ku aadan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close