Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Xubnaha Golaha Degaanka degmada Eyl

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo kulan la qaatay Golaha deegaanka degmada Eyl ayaa tilmaamay rajada dadka deegaanku… Sii akhri

Posted on September 4, 2022September 4, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland oo qorshaynaya in uu xilka qaadis ku sameeyo Agaasimaha Sirdoonka

Posted on September 4, 2022September 4, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu dhowaan xil ka qaadis ku sameeyo Agaasimaha guud ee Hay’adda… Sii akhri

Nabaddoon la filayo in loo magacaabo guddoomiyaha degmo ka tirsan Puntland

Posted on September 4, 2022September 4, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa la filayaa  in uu markii u horraysay nin nabaddoon ah u magacaabo guddoomiyaha degmad Isku-shuban… Sii akhri

Xogta doorashada Eyl

Posted on September 3, 2022September 4, 2022 by Desk

Xiisad ayaa ka taagan degmada Eyl ee gobolka Nugaal oo ku sugan yahay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, taas oo… Sii akhri

Shirkadda NECSOM oo Garoowe ka daah-furtay Mac-hadka cusub ee Farsamada Gacanta NTI

Posted on September 3, 2022September 3, 2022 by News Office

Shirkadda Tamarta ee NECSOM ayaa maanta magaalada Garoowe ka daah-furtay Mac-hadka Farsamada Gacanta Necsom Technical Institute-NTI. Munaasabadda Furitaanka waxa ka… Sii akhri

Hiiraan: Al-shabaab oo in ka badan 20 qof oo shacab ah dilay, gaadiidna gubay

Posted on September 3, 2022September 3, 2022 by Desk

Ururka Al-shabaab ayaa dadka shacab ku dilay inta u dhaxaysa degmooyinka Maxaas iyo Beledweyne ee gobolka Hiiraan. In ka badan… Sii akhri

Wasiir Abshir Cumar Huruuse oo maanta ka safray Garoowe

Posted on September 3, 2022September 3, 2022 by News Office

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse oo ay weheliyaan mas’uuliyiin heer Federaal ah ayaa hadda ka safray Garoonka diyaaradaha… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay wadada isku xirta degmooyinka Dangoroyo iyo Eyl

Posted on September 3, 2022September 3, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saaka dhaggax dhigay dhismaha Wadada isku xirta degmada Dangoroyo iyo Degmada Eyl… Sii akhri

Madaxweyne Siciid Deni oo safar ugu baxay degmada Eyl ee Gobolka Nugaal

Posted on September 3, 2022September 3, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka safar ugu baxay magaalada Eyl oo ka tirsan Gobolka Nugaal. Madaxweynaha oo ay… Sii akhri

South Wales Police apology 70 years after hanging injustice

Posted on September 3, 2022September 3, 2022

The family of a father who was wrongly convicted of murder have been given a police apology 70 years after… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close