Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maraykanka oo soo dhoweeyay war ka soo baxay Fallaagada Tigray ee Itoobiya

Aqalka Cad ee dalka Mareykanka ayaa soo dhoweeyay hadal ka soo yeeray fallaagada Tigray ee ku sugan waqooyiga gobolka Itoobiya… Sii akhri

Posted on September 13, 2022September 13, 2022 by News Office

Maxaa ka soo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho?

Posted on September 12, 2022September 12, 2022 by Desk

Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gaba gaba-gabeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo labadii maalin ee ugu dambeeyay ka soconayay, waxaana… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo safar aan la shaacin ku jooga Imaaraadka Carabta

Posted on September 12, 2022September 12, 2022 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa muddooyinkii danbe safar aan la shaacin ku jooga waddanka Imaaraatiga Carbeed.… Sii akhri

Ciidamada dowladda oo Al-shabaab ka saaray degaano ka tirsan gobolka Hiiraan

Posted on September 12, 2022September 12, 2022 by News Office

Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed oo kaashanaya dadka degaanka ayaa xalay kooxaha Al-shabaab kala la wareegay degaano dhawr ah oo dhaca… Sii akhri

Midowga Afrika iyo Shiinaha oo iska kaashanaya Sayniska Hawada Sare

Posted on September 12, 2022September 12, 2022 by News Office

Mas’uulkan ka tirsan Midowga Afrika ayaa sheegay in iskaashiga sayniska hawada sare ee Shiinaha iyo Afrika ay ka faa’iideysanayaan dhallinyarada… Sii akhri

Puntland: Qarax ismiidaamin ah oo dhacay Milxo

Posted on September 11, 2022September 11, 2022 by Desk

Inta la xaqiiniyay 5 qof ayaa ku dhimatay tiro intaas ka badana waa ku dhaawacmatay qarax maqribkii ka dhacay tuulada… Sii akhri

Deni oo aaladda fogaan aragga uga qeyb-galay shirka Muqdisho

Posted on September 11, 2022September 11, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta si rasmi ah uga furmay… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo saxiixay buugga tacsida ee Boqorad Elizabeth II

Posted on September 11, 2022September 11, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maanta tagay safaaraadda Ingiriiska ee Muqdisho ayaa saxiixay buugga tacsida ee Boqorad Elizabeth… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socday IOM

Posted on September 11, 2022September 11, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hey’adda IOM, oo ay… Sii akhri

Khilaaf ka dhex aloosan maamulka Gobolka Mudug ee Puntland

Posted on September 11, 2022September 11, 2022 by News Office

Khilaaf ku salaysan dhinaca dhaqaalaha iyo maamulidda gargaarka banii’aadanimo ayaa ka dhex aloosan guddoomiyaha Gobolka Mudug Faysal Shiikh Cali Jifa-jabsade… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close