Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Mursal oo loo diiday in uu tago Baydhabo

Waxaa maanta baaqday safar uu magaalada Baydhabo ku tagi lahaa wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed… Sii akhri

Posted on October 21, 2025October 21, 2025 by Desk

“Xogta amni ee Geeska Afrika cidda wax laga weydiiyo waa sirdoonka Jubaland” Axmed Madoobe

Posted on October 21, 2025October 22, 2025 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in Geeska Afrika cidda wax laga weydiinayo maanta ay tahay hay’adda sirdoonka iyo nabadsugidda… Sii akhri

Puntland oo deegaan cusub kala wareegtay Daacish

Posted on October 20, 2025October 20, 2025 by Desk

Ciidamada Puntland ayaa sheegay in ay  deegaanka Habar-Bakuuje oo u dhow ceelka Il-Abal ay maanta ka saareen kooxda Daacish. Sidoo… Sii akhri

Puntland oo tababaraysa ciidan ay wax uga qabanayso dadka hubaysan

Posted on October 20, 2025October 20, 2025 by Desk

Dowladda Puntland ayaa sheegtay in ciidan boolis ah oo lagu tababarayo degmada Carmo ay yihiin kuwa wax looga qabanayo dadka… Sii akhri

Galmudug: Rag loo haystay fal argagax leh oo lagu waayay

Posted on October 20, 2025October 20, 2025 by Desk

Maxkamadda gobolka Galgaduud oo fadhigeedu yahay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa ku weyday saddex nin oo loo haystay dilka… Sii akhri

Madaxweyne Firdhiye oo magacaabay golihiisa wasiirada

Posted on October 20, 2025October 20, 2025 by Desk

Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Caqdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa xalay saqdii dhexe shaaciyay magacyada golaha wasiirada cusub ee… Sii akhri

Garowe: Lugatoor oo kulan gaar ah la qaatay mas’uuliyiinta gobolka Mudug

Posted on October 19, 2025October 19, 2025 by Desk

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa caawa kulan gaar ah la qaatay mas’uuliyiinta dowladda ee gobolka Mudug, kuwaas oo… Sii akhri

Unity in Shards: Ethiopia’s Three Decades of Ethnic Federalism

Posted on October 19, 2025November 6, 2025

An experiment in ethnic sovereignty promised stability but has instead deepened division, violence, and fragility. Ethiopia’s present constitutional order traces… Sii akhri

Nin ku eedeysan in uu Qardho ka geystay kufsi iyo tacadiyo kale oo laga soo qabtay Ruwanda

Posted on October 19, 2025October 19, 2025 by Desk

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dalka Ruwanda ka soo qabatay Jaamac Cabdi Maxamed oo ku eedeysan in uu… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo ka hadlay xuquuqda la’aanta shaqaalaha, ciidamada iyo hay’adaha dawladda

Posted on October 19, 2025October 19, 2025 by Desk

Baarlamaanka Puntland ayaa wasaaradda maaliyadda kala hadlay cabashada xuquuq la’aanta shaqaalaha, ciidamada iyo hay’adaha dowladda. Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirsaaq Axmed… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close