Shir ku saabsan nabadaynta Colaadii Saax-maygaag oo maanta ka furmaya Garoowe
Shir lagu dhammaystirayo nabadaynta colaaddii ka dhacday Saax-maygaag iyo Senge-jebiye ayaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo caasimadda Garoowe.… Sii akhri
Shir lagu dhammaystirayo nabadaynta colaaddii ka dhacday Saax-maygaag iyo Senge-jebiye ayaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo caasimadda Garoowe.… Sii akhri
Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday Soomaalida Qurba-joogta ah in ay ku soo biiraan dagaalka lagu cirib-tirayo kooxda Al-shabaab. Wasiirka duulista… Sii akhri
Goob-joogayaal ku sugan dalka Ukraine ayaa laga soo xigtay in qaraxyo dhowr ah laga maqlay magaalada caasimadda ah ee Kyiv.… Sii akhri
Mogadishu (Comment) — The Federal Government of Somalia yesterday issued a media policy discouraging journalists from reporting on Al-Shabaab. The… Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala diray labada guddi ee kala ah Guddiga Adeegga Garsoorka iyo Guddiga La-dagaalanka Musuqmaasuqa… Sii akhri
Ra’iisul wasaaraha Ethiopia iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa booqday degaanka Tulli Guuleed oo ah dhul Beereed laga beero Qamadiga. DegaankaTulli… Sii akhri
Ururka Al-shabaab ayaa si kulul uga hadalay amarkii shalay ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ee warbaahinta looga mamnuucay in… Sii akhri
Dagaal xooggan ayaa sida wararku sheegayaan hadda ka socda degaanka Jicibow oo ku dhow degmada Buula-barde ee Gobolka Hiiraan. Dagaalka… Sii akhri
Guddoomiyaha degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir Saynab Maxamuud Warsame oo ku magac dheer Saynab Xaabsey ayaa awaamiir dhanka amniga ah… Sii akhri
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay hadda xiran yihiin barihii ugu waaweynaa ee warbaahinta Al-shabaab kadib go’aankii xalay ka soo… Sii akhri