Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland ma ahan Deni: Siyaasadda is aamin-la’aanta iyo dhalanteedka xakamaynta

Dhaqamada kalitaliska ah ee ka hanaqaaday Puntland ma ahan kuwo iskusoo bandhiga rabshad iyo gacan kahadal weyn oo la arkikaro.… Sii akhri

Posted on November 21, 2025November 21, 2025

Khasaare dhimasho oo ka dhashay bannaanbaxa Gaalkacyo

Posted on November 20, 2025November 20, 2025 by Desk

Bannaanbaxa ka socda magaalada Gaalkacyo ayaa saacadihii la soo dhaafay sababay khasaare nafeed iyo mid hantiyeed, kaddib markii rabshado dhaceen.… Sii akhri

Farmaajo oo ku tashanaya codadka labo garab

Posted on November 20, 2025November 23, 2025 by cph

Muqdisho (Wararka  PP) — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa toddobaadkii hore booqasho ku yimid Muqdisho seddex sano kaddib… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabis sameeyay

Posted on November 20, 2025November 20, 2025 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u magacaabay Dr. Yaxya Ibraahim Macalin la-taliyaha sare ee siyaasadda iyo isku-duwaha… Sii akhri

Maxay yihiin shuruucda ay ansixiyeen golaha wasiirrada Soomaaliya?

Posted on November 20, 2025November 20, 2025 by Desk

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey shuruuc iyo heshiis, kuwaas oo kala ah.… Sii akhri

Maxkamadda Gaalkacyo oo la soo taagay labo qof oo ku eedeysan dilka Saabiriin

Posted on November 20, 2025November 20, 2025 by Desk

Maxkamadda darajada koowaad ee degmada Gaalkacyo ayaa maanta si rasmi ah u billowday dhageysiga gar-maqalka kiiska dilka Saabiriin Saylaan Cabdulle.… Sii akhri

Cumar Cartan: Wiilka Soomaaliga ah ee ku guuleystay abaalmarinta garsooraha Afrika 2025

Posted on November 20, 2025November 20, 2025 by Desk

Garsooraha Soomaaliga ah ee kubadda cagta Cumar Cabdiqaadir Cartan ayaa ku guuleystay abaalmarinta garsooraha sanadka 2025 ugu wanaagsan qaaradda Afrika,… Sii akhri

Shirkadda MAERSK oo Soomaaliya ku dartay dalalka ECTN ka shaqayso

Posted on November 19, 2025November 19, 2025 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Kaddib markii Dowladda Federaalka Soomaaliya qaadatay habka tixraac soo gudbinta xamuulka saaran markab imanaya Soomaaliya, shirkadda MAERK ayaa shaacisay in… Sii akhri

Calmiskaad: Duqeyn ka dhacday ceelka Maragade

Posted on November 19, 2025November 19, 2025 by Desk

Puntland ayaa sheegtay in ay goordhaweyd duqeyn ka dhacday ceelka Maragade ee togga Baallade, taas oo lala eegtay xubno ka… Sii akhri

Muxuu yahay dakhliga Puntland soo geli jiray ee 57% hoos u dhacay?

Posted on November 19, 2025November 19, 2025 by Desk

Agaasimaha guud ee wasaaradda maaliyadda Puntland, Axmed Jaamac Jowle ayaa ka hadlay hoos u dhac ku yimid dakhliga mashaariicda caalamiga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close