Caasimadaha Soomaaliya oo shir uga furmay Garowe
Magaalada Garowe ee xarunta Puntland waxaa maanta ka furmay shir ay ka qaybgaleen wafdi ka kala socda magaaloyiinka Muqdisho, Baydhabo,… Sii akhri
Magaalada Garowe ee xarunta Puntland waxaa maanta ka furmay shir ay ka qaybgaleen wafdi ka kala socda magaaloyiinka Muqdisho, Baydhabo,… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka u ambo-baxay dalka Marooko, halkaas oo uu kaga qeybgalayo madasha… Sii akhri
Cabdiraxmaan Yuusuf Axmed oo ka mid ahaa dhalinyarada aqoonyahanka ah ee dhawaan ku soo biiray Ciidanka Booliska Puntland iyo Nuur… Sii akhri
Addis Ababa (Wararka PP) —Xog lagu wadaagay mareegta Ethio-Forum ayaa muujinaysa tirada ciidammada xoogagga difaaca Itoobiya. Xogta, oo aan la… Sii akhri
Maxkamadda darajada koowaad ee degmada Gaalkacyo ayaa maanta dil toogasho ku xukuntay Hodan Maxamuud Diiriye oo ku eedeysnayd tacaddiga dilkii… Sii akhri
Taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari, Gaashaanle Sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir, ayaa ka hadlay dagaalka Daacish iyo amniga guud ee magaalada… Sii akhri
Maxkamadda darajada koowaad ee degmada Gaalkacyo ayaa goordhow mar kale u fariisanaysa dhageysiga gar-maqalka kiiska tacaddiga dilka Saabiriin Saylaan Cabdulle.… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar in uu noqdo ergeyga gaarka ah… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa siyaasiyiinta mucaaradka ah ka dalbaday in ay si dhab ah u soo… Sii akhri
Ciidamada Puntland ayaa war ay soo saareen ku sheegay in duqeyn dhanka cirka ah lagu dilay ugu yaraan shan xubnood… Sii akhri