Category Warka
Ku dhawaad 10 qof oo ku dhintay mudaharaadyada Boorama
Inta la xaqiijiyay siddeed qof oo dhalinyaro u badan ayaa ku dhintay, tiro intaas ka badana waa ku dhaawacmeen mudaharaadyada… Sii akhri
Bangiyada Puntland oo dallad sameystay
Bangiyada gaarka loo leeyahay ee Puntland ayaa markii ugu horreysay sameystay dallad ay ku mideysan yihiin oo ka shaqaysa wada… Sii akhri
Mudaharaad uu sababay go’aan la xiriira buuga xeer Ciise oo ka dhacay Boorama
Maamulka Somaliland ayaa saacado ka hor go’aan ku gaaray in magaalada Seylac ee gobolka Awdal lagu qaban karo bandhiga buuga… Sii akhri
Madaxweyne Xasan Sheekh miyuu u jawaabay Trump?
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta jeediyay hadal ay dadka qaarkii u arkeen in uu ugu jawaabayo madaxweynaha Maraykanka… Sii akhri
Case Transfer Order Triggers Legal Debate in Puntland State of Somalia
Boosaaso (PP News Desk) — The former head of the Bari Criminal Investigation Department in Bosaaso, Lieutenant Colonel Adan Musse… Sii akhri
Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirrada Puntland?
Golaha wasiirrada Puntland ayaa maanta oo khamiis ah yeeshay shirkoodii todobaad laha, kaas oo shir guddoomiyay madaxweyne ku-xigeenka Ilyaas Cismaan… Sii akhri
Golaha wasiiradda Soomaaliya oo ansixiyay Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed iyo Hay’adda Deegaanka
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey shuruuc iyo heshiisyo. Shirka golaha oo uu guddoomiyay… Sii akhri
Firdhiye oo ku wajahan Muqdisho iyo ujeedka safarkiisa
Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa lagu wadaa in uu maanta safarkii ugu horreeyay tan iyo dib… Sii akhri
Maxay dowladda Soomaaliya ka tiri hadallada Trump?
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xame Cabdi Bare ayaa ka hadlay hadallada madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ku wareerayay dalka Soomaaliya… Sii akhri