Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxay dowladda Soomaaliya kaga jawaabtay go’aanka Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland?

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo shir aan caadi ahayn yeeshay ayaa soo saaray mowqifkooda ku aadan go’aanka Israa’iil ku… Sii akhri

Posted on December 27, 2025December 27, 2025 by Desk

Recognising a Breakaway Somali Region to Divert Attention from the Gaza Genocide

Posted on December 26, 2025December 26, 2025 by cph

Garowe (PP Editorial) — Benjamin Netanyahu, the Prime Minister of Israel, who is wanted by the International Criminal Court for… Sii akhri

Soomaaliya iyo saddex dal oo kale oo ka wada hadlay go’aanka Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland

Posted on December 26, 2025December 26, 2025 by Desk

Dalalka Turkiga, Masar iyo Jabuuti ayaa noqday dalalkii u horreeyay ee ka soo horjeestay go’aanka ay dowladda Israa’iil ku aqoonsatay… Sii akhri

Somaliland oo aqoonsi ka heshay Israa’iil

Posted on December 26, 2025December 26, 2025 by Desk

Dowladda Israa’iil ayaa dowlad madax bannaan u aqoonsatay Somaliland, sida uu maanta ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu. Aqoonsiga wuxuu yimid,… Sii akhri

Askar ku dhimatay qarax ka dhacay Calmiskaad

Posted on December 26, 2025December 26, 2025 by Desk

Wararka ka imanaya buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa sheegaya in saddex askari geeriyootay, shan kalena dhaawacmatay, kaddib markii qarax… Sii akhri

Maraykanka oo duqeeyay kooxda Daacish ee ku sugan Nigeria

Posted on December 26, 2025December 26, 2025 by Desk

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in weerar xagga cirka ah lagu qaaday kooxda Daacish ee ku sugan waqooyi-galbeed ee… Sii akhri

Laftagareen, Qoorqoor iyo Guudlaawe oo ka hadlay doorashada Muqdisho

Posted on December 25, 2025December 25, 2025 by Desk

Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa hambalyo u diray shacabka gobolka Banaadir oo maanta si nabad ah… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo codkiisa ka dhiibtay doorashada Muqdisho

Posted on December 25, 2025December 25, 2025 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta codkiisa ka dhiibtay doorashada golaha deegaanka ee degmooyinka gobolka Banaadir, isagoo… Sii akhri

Shacabka Muqdisho oo saaka doorasho u dareeray

Posted on December 25, 2025December 25, 2025 by Desk

Shacabka magaalada Muqdisho ayaa saaka oo khamiis ah u dareeray goobaha codbixinta ee loo qorsheeyay in ay ka dhacaan doorashooyinka… Sii akhri

Puntland oo saxiixday heshiis is-afgarad oo ku saabsan garoonka Gaalkacyo

Posted on December 25, 2025December 25, 2025 by Desk

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay magaalada Garowe kaga qeyb-galay munaasabad lagu saxiixay heshiis is-afgarad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close