Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Jubaland: Al-shabaab oo sheegtay in ay la wareegtay jasiirada Kudhaa

Al-shabaab ayaa saaka weerar qarax ku bilowday ku qaaday deegaanka jasiirada Kudhaa degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose, kaas oo… Sii akhri

Posted on January 21, 2026January 21, 2026 by Desk

Puntland oo ka hadashay shaqaalaha Imaaraadka ee ka baxay Boosaaso

Posted on January 21, 2026January 21, 2026 by Desk

Madaxtootada Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadashay shaqaalaha ajaanibta ah ee ka baxay saldhigga Imaaraadka Carabta ee magaalada Boosaaso.… Sii akhri

Maxay tahay ujeedada uu Pakistan u tagay Cali Xoosh?

Posted on January 21, 2026January 21, 2026 by Desk

Wasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali Xoosh iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray dalka Pakistan. Wafdigan ayaa… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo fejignaan ka muujiyay aqoonsiga ay bixisay Israa’iil

Posted on January 20, 2026January 20, 2026 by cph

Hargeysa (Wararka PP) — Madaxweynaha  maamulka Somaliland Cabdiraxman Cabdullaahi Maxamed (Cirro), oo maqaal ra’yi ah ku qoray wargeyska Wall Street Journal todddobadkii hore,… Sii akhri

Boqor Burhaan iyo Suldaan Garaase oo taageeray go’aanka lagu buriyay heshiisyada Imaaraadka

Posted on January 20, 2026January 20, 2026 by Desk

Qaar ka mid ah isimada dhaqanka beesha Daaraad oo ku shiray magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Waqooyi Bari ayaa soo… Sii akhri

Asad iyo Abgaal oo dhexdhexaadinaya Firdhiye iyo Abwaan

Posted on January 20, 2026January 21, 2026 by Desk

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen. Asad Cismaan Diyaano iyo siyaasi Xasan Shire Abgaal ayaa dhexdhexaadinaya madaxda maamulka Waqooyi Bari oo… Sii akhri

Puntland iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay la dagaalanka Daacish iyo Al-shabaab

Posted on January 20, 2026January 20, 2026 by Desk

Ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa la kulmay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Danjire  Francesca Di… Sii akhri

Soomaaliya iyo Qadar oo kala saxiixday heshiis difaac

Posted on January 20, 2026January 20, 2026 by Desk

Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi difaac, kaas oo la sheegay in lagu xoojinayo xiriirka milatari iyo… Sii akhri

Dowladda Federaalka oo shir ugu yeertay Golaha Mustaqbalka

Posted on January 19, 2026January 19, 2026 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shir wadatashi ah ugu yeertay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo Madasha… Sii akhri

Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo soo gaaray Garowe

Posted on January 19, 2026January 19, 2026 by Desk

Wafdi sare oo ay hoggaaminayso safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Francesca Di Mauro ayaa maanta soo gaaray magaalada Garowe ee caasamidda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close