Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Mashruuc: Puntland dastuur sax ah oo ay maanta leedahay ma jiro

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa soo gaaray siyaasiyiin uu hoggaaminayo Maxamuud Mashruuc, uuna ku jiro Faarax Cali Shire,… Sii akhri

Posted on January 26, 2026January 26, 2026 by Desk

Madaxweyne Deni oo la kulmay taliyeyaasha Maraykanka iyo Ingiriiska ee Bariga Afrika

Posted on January 25, 2026January 25, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta kulan la qaatay taliyeyaasha ciidamada… Sii akhri

Puntland oo qabatay xubno ajaaniib ah oo ka tirsan Daacish

Posted on January 25, 2026January 25, 2026 by Desk

Ciidamada Puntland ee ka dagaalamaya buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa maanta qabtay labo xubnood oo ajaaniib ah oo tirsan… Sii akhri

Puntland oo ciidamo gaynaysa ceelka Holhol

Posted on January 25, 2026January 25, 2026 by Desk

Dowladda Puntland ee hoggaamiye madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qorsheynaysa in ay ciidamo gayso gobolka Sool, gaar ahaan deegaano ka… Sii akhri

Puntland oo shaacisay tirada ciidamada Federaalka ee ku sugan deegaannadeeda

Posted on January 25, 2026January 25, 2026 by Desk

La-taliyaha arrimaha amniga ee madaxweynaha, Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa shaaciyay tirada ciidamada ay mushaarka siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya ee… Sii akhri

Waqooyi Bari oo beenisay in argagixiso ku sugan tahay deegaannadeeda

Posted on January 25, 2026January 25, 2026 by Desk

Maamulka Waqooyi Bari ayaa sheegay in aysan jirin wax raad ah, saldhig ama joogitaan kooxo argagixiso oo ka jira guud… Sii akhri

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo war soo saaray

Posted on January 24, 2026January 24, 2026 by Desk

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo Madasha Samatabixinta ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku abqalay gogoshii… Sii akhri

Xog: Maraakiibta jariifka ee ku sugan xeebaha Puntland oo eryay ilaaladii Soomaalida

Posted on January 24, 2026January 24, 2026 by Desk

Ilaaladii Soomaalida ahayd ee saarnayd maraakiibta jariifka ah ee ku sugan xeebaha Puntland ayaa dhammaan shaqadii laga cayriyay, waxayna lagu… Sii akhri

Jubaland: Gaadiid laga gubay Al-shabaab

Posted on January 24, 2026January 24, 2026 by Desk

Ciidamada Jubaland iyo kumaandooska Danab ayaa weli howlgallo ballaaran oo ka dhan ah Al-shabaab ka wada deegaanno ka tirsan degmada… Sii akhri

Puntald oo ka hadashay duqeymo uu Maraykanka ka fuliyay Calmiskaad

Posted on January 24, 2026January 24, 2026 by Desk

Iyada oo weli uu socdo dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish ee ku dhuumaleysanaya buuraha Calmiskaad ayaa sidoo kale waxaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close