Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Gothenburg:- Amal Express oo tababar u qabatay wakiiladeeda ka hawlgala Sweden

Shirkada Xawilaadda ee Amal Express ee dalka Sweden ayaa tababar muhiim ah oo ku saabsan habka loo diro lacagaha iyo… Sii akhri

Posted on November 22, 2017November 22, 2017 by Liban Yusuf

Xildhibaan ka tirsan Galmudug oo lagu dilay Muqdisho

Posted on November 22, 2017November 22, 2017 by Cowke

Magaalada Muqdisho waxaa goordhow lagu dilay Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Maamulka Galmudug. Xildhibaanka oo lagu magacaabi Jiray Maxamed Cabdi Guuleed(Madoobe)… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Maraykanka ay ka codsatay duqeyntii shalay.

Posted on November 22, 2017November 22, 2017 by News Office

dowladda Somaliya ayaa Arbacada Maanta sheegtay in ay iyadu codsatay weerarkii shalay Maraykanku ka fuliyey Soomaaliya,kaasoo lagu dilay in kadan… Sii akhri

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Puntland oo lagu soo dhoweeyey Badhan

Posted on November 22, 2017November 22, 2017 by dalsan

Agaasimaha Warfafinta, Wacyigelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada dawladda Puntland Abwaan Abdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl iyo wefti balaadhan oo uu… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS oo Hambalyo u diray madaxweynaha la doortay ee Somaliland

Posted on November 22, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi… Sii akhri

Afhayeen u hadlay Al-shabaab oo beeniyay in saldhig ay leeyihiin la duqeeyay

Posted on November 22, 2017November 22, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ururka Al-shabaab ayaa war kasoo saartay war kasoo baxay taliska Mareykanka ee Afrika [AFRICOM] iyo Dowladda Somalia,… Sii akhri

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Posted on November 22, 2017November 22, 2017 by News Office

Ugu yaraan hal askerti ayaa ku dhintay,tiro kalena waa ku dhaawacantay qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,sida… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Zimbabwe oo noqonaya Madaxweynaha cusub ee dalkaas

Posted on November 22, 2017November 22, 2017 by PP-Muqdisho

Harare (PP) ─ Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Zimbabwe, Emmerson Mnangagwe ayaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan uu ku… Sii akhri

Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya ugu deeqday lacag gaaraysa $2 malyan oo Dollar, maxaa lagu qaban doonaa?

Posted on November 22, 2017November 22, 2017 by News Office

Dowladda Shiinaha ayaa Soomaaliya ugu deeqday lacag gaaraysa $2 malyan oo Dollar,taasoo la soo mariyey hay’adda UNICEF,si loo caawiyo in… Sii akhri

Golaha Amniga Qaramada Midoobay oo ansixiyey Qaraar cusub.

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by News Office

Golaha Amniga Qaramada Midoobay ayaa Salaasada Maanta ansixiyey qaraar ku baaqaya in tallaabooyin adag la qaado si looga hortago tahriibinta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close