Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddoomiyaasha Baarlamaanada Somalia iyo Jabuuti oo gaaray Baladweyne

Baladweyne (PP) ─ Wafdi ay Hoggaaminayeen Guddoomiyeyaasha labada baarlamaan ee Somalia iyo Jabuuti, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Maxamed Cali… Sii akhri

Posted on November 24, 2017November 24, 2017 by PP-Muqdisho

Xeer-ilaaliyaha Guud oo Sheegay in 1024 Qof oo Soomaali ah ku xiran yihiin Caalamka

Posted on November 24, 2017November 24, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr. Axmed Cali Daahir oo maanta marti ku ahaa Barnaamij Jimco walba ka… Sii akhri

Emmirson Mnangagwe oo loo dhaariyay inuu noqdo Madaxweynaha KMG ah ee Zimbabwe

Posted on November 24, 2017November 24, 2017 by PP-Muqdisho

Harare (PP) ─ Dalka Zimbabawe ayaa maanta wuxuu yeeshey hoggaamye cusub, kaddib markii xilka madaxweynaha loo dhaariyay madaxweyne ku xigeenkii… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethiopia oo ka Wada Haddlay Xidhiidhka Puntland iyo Ethiopia

Posted on November 24, 2017November 24, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo weli ku sugan dalka Ethio oo uu kulamo gaar gaar ah… Sii akhri

Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo Looga Hadlay Amniga, Abaaraha, Canshuuraha Biriga iyo Arrimo kale.

Posted on November 24, 2017 by dalsan

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Puntland oo Magaalada Damala-xagare ka Dhagax dhigay Saldhig Booliis

Posted on November 24, 2017November 24, 2017 by dalsan

Agaasimaha Warfaafinta, Wacyi-gelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada dawladda Puntland Abwaan Abdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl iyo wefti balaadhan oo uu… Sii akhri

Burcad-badeed la qabtay iyo Dowladda Soomaaliya oo wefdi u diraysa.

Posted on November 24, 2017November 24, 2017 by News Office

Lix qof oo looga shakiyay burcad-badeed Soomaali ah, ayaa loo wareejiyay dalka Seychelles ,kadib markii lagu qabtay weerar ay ku… Sii akhri

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Puntland oo Hadaaftimo ka Dhagax dhigay Saldhig Boolis

Posted on November 24, 2017November 24, 2017 by dalsan

Agaasimaha Warfaafinta, Wacyi-gelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada dawladda Puntland Abwaan Abdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa maanta gelinkii hore 23… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo soo gaba-gabeeyay hawlgal ka socday Gobolka Bari

Posted on November 23, 2017 by Dhiirane

War kasoo baxay taliska ciidanka Amniga Puntland ee (PSF) oo ay weheliyaan ciidamada Badda Puntland (PMPF) iyo ciidanka Daraawiishta Puntland… Sii akhri

27 Ruux oo ku dhintay dagaal ka dhacay Koonfurta Suudaan.

Posted on November 23, 2017 by News Office

27 ruux ayaa la dilay,kadib markii Fallaagadu ay weerareen ciidamada dowladda Koonfurta Suudaan,sidu sheegay sarkaal ka tirsan dowladda hoose Khamiistii.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close