RW Khayre “Waa Lama huraan in Soomaaliya ay ku soo noqoto Saaxadda Caalamka.”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caalamka ka codsaday in la dar-dargaliyo sidii Soomaaliya looga dhaafi lahaa daynta…
Open this website in Safari first.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caalamka ka codsaday in la dar-dargaliyo sidii Soomaaliya looga dhaafi lahaa daynta…
Siyaasi Cali Khaliif Galeyr oo labo maalmood ka hor si deg deg ah uga dhoofay magaalada Hargeysa ayaa caawa gaarey dalka Mareykanka,…
Qaramada Midoobay ayaa sheegaysa in ugu yaraan 30 tahriibayaal Afrikaan ah ay dhinteen,kadib markii doontii ay saarnaayeen ku qallibantay xeebaha waddanka Yemen.…
Dowladda Soomaaliya ayaa jimcihii maanta sheegtay in ay taageersantahay hawlgalka muranka dhaliyey ee Turkigu ka wado magaalada Afrin ee dalka Syria. Wasiirka…
Golaha Amniga Qaramada Midoobay ayaa khamiisti so dhoweeyey horumarka ka socda Soomaaliya,wuxuuna xukuumadda Federaalka iyo maamul goboleedyada ku boorriyey in sannadka 2018…
Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowladda Puntland,Cabdinuur Cilmi Maxammuud(Biindhe) ayaa goor dhoweyd ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Geerida Wasiirka waxaa…
Addis Ababa (PP) ─ Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, Axmed Ciise Cawad ayaa kulankiisii ugu horreeyay kula yeeshay Xarunta dalka Itoobiya ee Addis…
Ururka Al-shabaab ayaa gacmaha ka jaray laba qof oo shacab ah,kadib markii lagu eedeeyay xatooyo. Maxkamadda Al-shabaab ee degaanka Kuunya-barrow oo ka…
Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa diyaarado la sheegay in dowladda Kenya ay ku joojisay Garoonka diyaaradaha magaalada Nairobi oo lagu…
Dowladda Soomaaliya mar kale codsatay in laga qaado xayiraadda hubka ee saaran tan iyo sannadkii 1992,xilligaasoo uu dalku galay dagaal sokeeye,sida ay…