Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Farmaajo oo xarigga ka jaray guriga cusub ee shirkadda Golis (Golis Tower)

Bosaso[Puntland Post]-Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray guriga cusub ee shirkadda Golis… Sii akhri

Posted on January 13, 2018January 13, 2018 by Cabdiqani Boos

Madaxweyne Farmaajo oo si Qoto dheer uga hadlay Caqabadaha ku gudban Xukuumadda

Posted on January 13, 2018January 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo oo safar muddo toddobaad ah ku joogay Puntland ayaa sheegay in caqabado… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo daahfuray mashruuca Fiber Optic-ga shirkadda Golis

Posted on January 13, 2018January 13, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]-Madaxwaynaha dawladda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxwaynaha Puntland Mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa si wadajir… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Magaalada Gaalkacyo

Posted on January 13, 2018January 13, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta ku Wajahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.… Sii akhri

Faah Faahin: Gudoomiyaha doorashooyinka oo Dhuusamareeb Lagu Xiray

Posted on January 13, 2018January 13, 2018 by Cowke

Faah Faahin Dheeraad ah ayaa ka soo baxeeysa xarig Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-Gaduud loogu geeystay Xaliima Ismaaciil (Xalima… Sii akhri

Wadamada Afrika oo ka xumaaday hadal Gaf ahaa oo ka soo Yeeray Trump

Posted on January 13, 2018 by Cowke

Midowga Afrika ayaa ugu baaqay Madaxweyne Donald Trump inuu ka laabto hadal gaf ahaa oo la sheegay inuu u adeegsaday… Sii akhri

Kacdoon looga horjeedo Kenya oo laga dareemayo degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo

Posted on January 13, 2018 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in caawo halkaas laga  dareemayo kacdoon ballaaran oo looga horjeedo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku bogaadiyey ganacsatada Soomaaliyeed kaalinta ay ku leeyihiin horumarka dalka

Posted on January 12, 2018January 12, 2018 by News Office

Boosaaso, 12 Jan 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka… Sii akhri

Siyaasi sheegay in Zimbabwe noqon doonto sida Soomaaliya.

Posted on January 12, 2018January 12, 2018 by News Office

Wasiirkii Hore Tacliinta Sare dalka Zimbabwe,Jonathan Moyo oo haatan dhuumasho ku jira,kadib markii waddanka laga musaafuriyey,ayaa sheegay in Zimbabwe ay… Sii akhri

Kumaandooska Soomaaliya oo sheegay in ay burburiyeen Saldhiggii ugu weynaa Al-shabaab ee gobolka SH/Hoose.

Posted on January 12, 2018 by News Office

Saraakiisha Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa sheegay in ay burburiyeen Saldhiggii ugu weynaa Al-shabaab ee gobolka Shabeellaha Hoose. Taliyaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close