Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Akhriso: Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo qoraal deg deg ah soo saartay

Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta Hiddaha iyo Dhaqanka dowladda Puntland ayaa maanta soo saartay qoraal deg deg ah oo ku socda dhammaan… Sii akhri

Posted on January 25, 2018January 25, 2018 by News Office

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyeyaasha Ciidanka Booliska Puntland

Posted on January 25, 2018January 25, 2018 by News Office

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland iyo labadiisa ku… Sii akhri

Keating oo sheegay in Puntland iyo Somaliland dagaal qarka u saaran yihiin

Posted on January 25, 2018January 25, 2018 by News Office

Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya,Micheal Keating oo hadal u jeediyey Golaha Amniga ayaa sheegay in Puntland… Sii akhri

Shil dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Gobalka Sool

Posted on January 25, 2018January 25, 2018 by Cowke

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil Gaari oo khasaare nafeed geystay oo saakay ka dhacay deegaano hoos yimaada gobalka… Sii akhri

Daawo:-Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Puntland dhaaftay heerkii dib u heshiisiinta iyo nabadeynta.

Posted on January 24, 2018January 25, 2018 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Maxammed Cabdullahi Maxammed(Farmaajo)ayaa maanta ka warbixiyey safarkii Nabadda iyo Dib u heshiisinta ee uu ku soo maray degaannada… Sii akhri

Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo sheegay in la dhisayo Hay’ad nidaamisa isgaarsiinta dalka

Posted on January 24, 2018 by News Office

Jannaayo 24, 2018 – Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada, Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa sheegay in mudnaanta 1aad ee… Sii akhri

Taliyaha ciidamada difaaca Puntland oo beeniyey in uu iscasilay.

Posted on January 24, 2018January 24, 2018 by News Office

Taliyaha Ciidamada difaaca dowladda Puntland,Sarreeye guud,Siciid Maxammed Xirsi(Siciid Dheere) ayaa wax lagu qoslo ku tilmaamay warar lagu baahiyey baraha bulshada… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabaya guddi ka shaqeeya dabagalka mashaariicdii uu dhagax dhigay

Posted on January 24, 2018January 24, 2018 by News Office

24 Jan, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya,… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo kulamo la qaatay Baarlamaanka Nigeria

Posted on January 24, 2018January 24, 2018 by Jama Farah

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland mudane Axmed Cali Xaashi iyo Wafti uu hoggaaminayo oo maalmahan hawlo shaqo u jooga Dalka Nigeria ayaa… Sii akhri

Shir looga hadlayey Sharciga Hubinta iyo tiro koobka Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Posted on January 24, 2018January 24, 2018 by Jama Farah

Shir muddo dhowr toddobaad ah ka soconayey xarunta Wasaaradda Qorashaynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Puntland isla markaana looga arrinsanayey… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close