Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir-Madaxeedka Midowga Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee… Sii akhri

Posted on January 27, 2018 by Cowke

Laamaha Amaanka Bosaso oo soo bandhigay hub iyo Waxyaabaha qarxa

Posted on January 27, 2018January 27, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post]-Saraakiisha Ciidamada Ammaanka ee magaalada Bosaso ayaa Maanta waxa ay ku soo bandhigeen Hub iyo waxyaabaha qarxa. Hubkan iyo… Sii akhri

Agaasimayaasha Cusub ee waxbarashada iyo Cadaaladda Puntland oo xilalka isku wareejiyey.

Posted on January 27, 2018January 27, 2018 by News Office

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada dowladda Puntlan Maxamed Cali Faarax ayaa maanta si rasmi xilkiisi ugala wareegay agaasimihi hore ee Wasaaradda… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Adis Ababa

Posted on January 27, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow ku wajahan Magaalada Adis… Sii akhri

Maxkamadda sare oo diiddan qabsoomidda doorasho lagu wado inay berri ka dhacdo Jowhar

Posted on January 27, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Warar hoose oo laga helayo maxkamadda sare ee dalka ayaa xaqiijinaya in Maxkamaddu ay diiday doorashada kursi… Sii akhri

Madaxweynihii Hore ee Hir Shabelle oo u Tar Tamaya Xildhibaan

Posted on January 27, 2018 by Cowke

Cali Cabdullaahi Cosoble Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir Shabelle ayaa shaaciyay in uu u tartamayo Mudane katirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Kursigaan… Sii akhri

RW Khayre “Waa Lama huraan in Soomaaliya ay ku soo noqoto Saaxadda Caalamka.”

Posted on January 27, 2018January 27, 2018 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caalamka ka codsaday in la dar-dargaliyo sidii Soomaaliya looga dhaafi… Sii akhri

Dr Galeyr oo gaarey Mareykanka ka dib katagistii Hargeysa

Posted on January 26, 2018January 26, 2018 by Dhiirane

Siyaasi Cali Khaliif Galeyr oo labo maalmood ka hor si deg deg ah uga dhoofay magaalada Hargeysa ayaa caawa gaarey… Sii akhri

Ugu yaraan 30 tahriibayal ah oo ku dhintay Xeebaha dalka Yemen.

Posted on January 26, 2018 by News Office

Qaramada Midoobay ayaa sheegaysa in ugu yaraan 30 tahriibayaal Afrikaan ah ay dhinteen,kadib markii doontii ay saarnaayeen ku qallibantay xeebaha… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo taageertay hawlgal khilaaf weyn dhaliyey.

Posted on January 26, 2018January 26, 2018 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa jimcihii maanta sheegtay in ay taageersantahay hawlgalka muranka dhaliyey ee Turkigu ka wado magaalada Afrin ee dalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close