Madaxweyne Gaas oo kulan la yeeshay madaxa hay’adda ICRC ee Soomaaliya.
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garowe ku qaabilay wefdi ka socdey hay’adda ICRC oo uu…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garowe ku qaabilay wefdi ka socdey hay’adda ICRC oo uu…
Dagaal ayaa markale goor dhoweyd dib uga qarxay degaannadii shalay beeluhu ku dagaallameen ee Horufadhi iyo Gocondhaale oo u dhexeeya magaaloyinka Buuhoodle…
Taliska qeybta Booliiska gobolka Nugaal ayaa xalay iyo habeen hore hawlgal culus oo lagu fiiqayo bacaha madow ee muraayadaha gawaarida lagu dhejiyo…
Hay’adda Musiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa lagu wadaa in ay maanta sooo saarto digniin cusub oo ku aaddan khatarta ka soo wajahan…
Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhintay dagaal-beeleed shalay ka dhacay degaannada Horufadhi iyo Gocondhaale oo u dhexeeya magaaloyinka Buuhoodle iyo Caynab…
Xoghayaha Arrimaha debadda Maraykanka,Rex Tillerson ayaa maanta ku dhawaaqay in ka badan $500 malyan oo Dollar,taasoo lagu caawinayo dadka ay abaartu saamaysay…
London (PP) ─ Shir heer caalami ah oo looga hadlayo sidii Somalia looga caawin lahaa macluul laga baqdin qabo inay mar kale…
Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Somalia, ayaa kulan wadtashi ah oo ku saabsanaa Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay Maamulka Gobolka…
Bosaso[Puntland Post]-Duqa Cusub ee Degmada Bosaso Cabsalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Duqii hore Degmada Bosaso Yaasiin…
Muqdisho (PP) ─ Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan [Jawaari] oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in dib u dhis lagu…