Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Nin isku qarxin lahaa madaxda Ahlusunna oo la qabtay

Ciidanka Ahlusunna Wal-jamaaca ayaa sida la sheegay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ku qabtay nin doonayey in uu isku qarxiyo… Sii akhri

Posted on May 23, 2019May 23, 2019 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay gantaalo lagu riday magaalada Makka

Posted on May 23, 2019May 23, 2019 by News Office

Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si kulul u dhaleeceyneysaa gantaal loo genay dhanka Magaalada Makka Al Mukarama, waxa ayna… Sii akhri

Weerar ka dhacay Ceel Afweyn iyo malayshiyaad isku horfadhiya

Posted on May 23, 2019May 23, 2019 by News Office

Wararka laga helayo gobolka Sanaag ayaa sheegaya in malayshiya-beeleed hubaysan ay saaka isku horfadhiyaan degmada Ceel Afweyn ee gobolkaasi Sanaag.… Sii akhri

Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Wasiirka Arimaha gudaha SL Iyo Feysal Cali Waraabe oo Kulmay

Posted on May 23, 2019May 23, 2019 by Cowke

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin iyo hogaamiyaha xisbiga wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ku kulmay magaalada Nairobi ee caasimada wadanka… Sii akhri

Maxaa keenay in ciidankii baraha bulshada ee N&N uu dib u soo weeraro Villa Somalia?

Posted on May 23, 2019May 23, 2019 by News Office

Wixii ka dambeeyay 08 Feb 2017 oo shacab badani ay aad u taageereen Dowladda Soomaaliya, waxaa taageeradaas barbar socotay qorshe… Sii akhri

Qaraxii ka dhacay Muqdisho oo Al-shabaab ay sheegatay iyo Khasaarihiisa oo kordhay

Posted on May 22, 2019May 22, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ururka Al-shabaab ayaa sheegay inay mas’uul ka yihiin qarax dad badan ay khasaare kasoo gaartay oo maanta… Sii akhri

Puntland iyo Galmudug oo ka soo horjeestay sharciga batroolka ee Golaha shacabku ansixiyay

Posted on May 22, 2019May 22, 2019 by News Office

Puntland iyo Galmudug ayaa ka soo horjeestay sharciga batroolka ee uu ansixiyay aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya. Sidoo kale waxay… Sii akhri

Dowlada Soomaalia oo war ka soo saartay go’aankii Kenya

Posted on May 22, 2019May 22, 2019 by Cowke

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aanadii uu dambeeyay ee qaadatay Dowladda Kenya,kuwaasi oo hoos u dhigay xiriirka Labada dal.… Sii akhri

Wasiirkii Arimaha dibada oo ku dhintay qarixii Muqdisho

Posted on May 22, 2019May 22, 2019 by Cowke

Waxaa sii kordhaya qasaarihii ka dhashay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Allaha u naxariistee Xuseen Ceelaabe Faahiye oo soo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Gaalkacayo Ku Qaabilay Madaxweynaha Galmudug

Posted on May 22, 2019May 22, 2019 by News Office

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacayo ku qaabilay wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close