Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland iyo Ethiopia oo ka wada-hadlay xoojinta iskaashiga amniga iyo ganacsiga labada dhinac

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaasha ayaa xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wafdi… Sii akhri

Posted on May 29, 2019May 29, 2019 by News Office

Maraykanka oo kalsooni ka muujiyay in doorashada Jubaland si wanaagsan u dhacdo

Posted on May 29, 2019May 29, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowlada Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto oo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u duulay Sucuudiga

Posted on May 29, 2019May 29, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada barakaysan ee Makka kaga qeyb gali doona Shir Madaxeedka Ururka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay safiirka Soomaaliya ee boqortooyada Sacuudiga

Posted on May 29, 2019May 29, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda  Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Cabdixakiim Xasan Ashkar u magacaabay  in uu noqdo safiirka Soomaaliya u qaabilsan… Sii akhri

Hawl-gallo ka dhan ah Al-shabaab oo laga fuliyay deegaanno ka tirsan Jubbada Hoose

Posted on May 29, 2019May 29, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Ciidanka Jubbaland, ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxay hawl-gallo ka sameeyeen dhul ka baxasan deegaanka dhiif Diif ee… Sii akhri

Danjiraha Somalia ee Kenya oo si kulul uga hadlya Go’aan kasoo baxay Wasaaradaha DF

Posted on May 29, 2019May 29, 2019 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Danjiraha Soomaaliya u jooga Kenya, Maxamuud Axmed Nuur [Tarsan] ayaa kaso o horjeestay go’aan ka soo baxay… Sii akhri

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo dedejinaysa qorista Sharciga duulista Hawada

Posted on May 29, 2019May 29, 2019 by News Office

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar), maareeyaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed, Axmed Macallim Xasan… Sii akhri

Nin loo qabtay dilkii Gaalkacyo loogu geystay Nimco Xuuray

Posted on May 29, 2019May 29, 2019 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan laamaha amniga dowladda Puntland ee gobolka Mudug ayaa warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyay in gacanta lagu dhigay… Sii akhri

Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo furay Biyo Xireen Laga Hirgeliyey Deegaanka Salaxley Ee Gobolka Nugaal

Posted on May 28, 2019May 28, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed CilmI Cismaan Karaash ayaa daah-furay Biyo xireen weyn oo laga hirgeliyey deegaanka… Sii akhri

Sanaag: Somaliland caynkaan u goynay waxay u dhigantaa maalintii calanka la qaatay

Posted on May 28, 2019May 28, 2019 by News Office

Muddaharaadyo ballaaran oo lagu taageerayo go’aanka taliyaasha ka soo jeeda bariga gobolka Sanaag ay ciidamadooda ugala baxeen maamulka Somaliland, ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close