Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Khayre iyo Macallin Maxamuud oo ku kulmay Dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Cali khayre ayaa xalay magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Hoggaamiyaha Kooxda Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheikh… Sii akhri

Posted on January 1, 2020January 1, 2020 by News Office

Labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya oo si wadajir ah u ansixiyay Miisaaniyadda 2020-ka

Posted on December 31, 2019December 31, 2019 by News Office

Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah si wadajir u ansixiyey Miisaaniyadda Sanadka… Sii akhri

Muqdisho: Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay rag lagu helay Shabaabnimo

Posted on December 31, 2019December 31, 2019 by News Office

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta  toddoba nin oo ka tirsan Al-Shabaab ku xukuntay dil toogasho ah kadib… Sii akhri

Puntland oo Garoon Diyaaradeed ka dhagax dhigtay magaalada Gaalkacyo

Posted on December 31, 2019December 31, 2019 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor Gabiley, ayaa shalay dhagax dhigay Garoon Diyaaradeed oo laga… Sii akhri

Guddi loo saaray xallinta Shaqaaqo xalay ka dhacday Dhuusamareeb

Posted on December 31, 2019December 31, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud halkaasi oo uu… Sii akhri

Labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya oo si wadajir ah u ansixinaya Miisaaniyada 2020-ka

Posted on December 31, 2019December 31, 2019 by News Office

Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta  wadajir ah u ansixiyaan odoroska Miisaaniyadda dowladda… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegatay Qaraxii lagu hoobtay ee Ex Kantarool Afgooye

Posted on December 30, 2019December 30, 2019 by News Office

Malayshiyaadka Al-shabaab ayaa sheegtay Qaraxii lagu hoobtay ee maalin ka hor ka dhacay Isgoyska Ex-Kantarool Afgooye ee magaalada Muqdisho. Af-hayeenka… Sii akhri

Minister Elias: The Puntland Ministry of Civil Aviation has achieved its 2019 plan

Posted on December 30, 2019June 27, 2022 by Liban Yusuf

Garowe (PP News Desk) — The Minister of Civil Aviation and Airports of Puntland State of Somalia Ilyas Osman Lugatoor… Sii akhri

Shabaab ka baxsaday xabsiga dhexe ee Xamar

Posted on December 30, 2019December 30, 2019 by Liban Yusuf

Xasbiga dhexe ee magaalada Muqdisho waxaa la sheegay in maanta ay ka baxsadeen saddex maxbuus oo xukunaa. Saddexda maxbuus oo… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo dhuusamareeb gaaray

Posted on December 30, 2019December 30, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close