Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Axmed Madoobe oo Garoowe ku soo wajahan

Ilo’ xog-ogaal ah ayaa Warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyay, in madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaan uu todobaadkan socdaal… Sii akhri

Posted on January 4, 2020January 4, 2020 by News Office

Madaxweyne Deni oo baajiyay Xuska sannad-guuradii kowaad ee madaxnimadiisa

Posted on January 4, 2020January 4, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa baajiyay xaflad ku saabsan Xuska sannad-guuradii kowaad ee ka soo wareegtay, markii la… Sii akhri

Xanuun aan weli la aqoonsan oo dad badan ku soo ritay Saaxdheer

Posted on January 4, 2020January 4, 2020 by News Office

2 ruux ayaa u geeriyootay, in ka badan 70 qof oo kalena waa soo ritay, xanuun ka dillaacay deegaanka Saaxdheer… Sii akhri

Golaha Shacabka oo ansixiyay Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgeshiga

Posted on January 4, 2020January 4, 2020 by News Office

Xildhibaannada Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabtiya ansixiyay Heshiiska Damaanad qaadka maalgashiga darafyada badan. Mudanayaasha Golaha… Sii akhri

Al-shabaab oo dad shacab ah ku toogtay gobolka Hiiraan

Posted on January 4, 2020January 4, 2020 by News Office

Wararka laga helayo degaanka Buq-Aqable ee gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in halkaasi Al-shabaab ku toogatay, saddex  kamid ah dadka degaanka,… Sii akhri

Xaaf oo Guddi doorasho magacaabay

Posted on January 4, 2020January 4, 2020 by Liban Yusuf

Axmed Ducaale Geelle Xaaf madaxweynaha Galmudug ayaa magacaabay Guddi uu ku sheegay Guddiga doorashada Galmudug. War-saxaafadeed ka soo baxay madaxweyne… Sii akhri

Maraykanka oo sheegay in uu xubno ka tirsan Al-shabaab ku laayay koonfurta Soomaaliya

Posted on January 4, 2020January 4, 2020 by News Office

Taliska Militariga Maraykanka ee Qaaradda AFRIKA ayaa ka warbixiyay duqeyn uu Jimcihii Shalay ka fuliyay gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta… Sii akhri

Xaaf oo ka degay Gaalkacyo, kana laabtay heshiiskii Federaalka

Posted on January 3, 2020January 3, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo Khamiistii galinkii dambe soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa ka laabtay heshiiskii uu horey… Sii akhri

Ceerigaabo: Kornayl Caare oo wareejiyey jabhadiisii

Posted on January 2, 2020January 2, 2020 by Liban Yusuf

Kornayl Siciid Cawil Caare oo hoggaamin jiray jabhad hubaysan ayaa heshiis la gaaray xukuumadda Somaliland. Kornayl Caare ayaa maanta oo… Sii akhri

Golaha Amaanka oo war ka soo saaray qaraxii Ex-control Afgooye

Posted on January 2, 2020January 2, 2020 by Liban Yusuf

Golaha Amaanka ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii 28-kii Disembar 2019 ka dhacay Isgoyska Ex-control Afgooye ee Muqdisho, kaas oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close