Dowladda Federaalka oo soo dhoweysay Shirkii uu ku baaqay madaxweynaha Puntland
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo dhoweynayso Shirkii uu madaxweynaha Puntland ku baaqay in ay isu’gu yimaadan dadka Reer Puntland…
Open this website in Safari first.
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo dhoweynayso Shirkii uu madaxweynaha Puntland ku baaqay in ay isu’gu yimaadan dadka Reer Puntland…
Ururka Al-shabaab ayaa sheegay in duleedka degmada Waajid ee gobolka Bakool ay ku dileen laba askari oo ka tirsana Ciidamada dowladda Ethiopia…
Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xuseen Maxamud Sheikh Xuseen oo ka qeybgalay Shir weynaha Caalamiga…
Ururuka midowga Africa iyo Qaramada midoobay ayaa ka digay cawaaqibka ka dhalan kara in hub iyo dagaal yahano loo diro dalka Liibiya…
Shacabka ku dhaqan Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo, ayaa bilaabay in ay guryahooda ka cararaan, ka dib markii ay dareemeen in…
Taliye ku xigeenka qaybta 21-aad ee Ciidamada dowladda Federaalka kormeer ugu tagey Ciidamo Ka mid noqonaya qorshaha xoraynta degaanada Galmudug ee Al…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb-galay meertada 33-aad ee shirka madaxda dalalka ku mideysan Midowga Afrika oo ku qabsoomay Addis…
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka doorashooyinka Qaranka heer Federaal. Golaha Aqalka Sare oo maanta yeeshay…
Madaxweynaha dowadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saxiixay Sharciga Baatroolka dalka, kaddib markii ay dhawaan ansixiyeen Labada Aqal ee Baarlamaanka.…
Siyaasiga Cabdi Faarax Siciid Juxaa , oo horay u soo noqday Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo dhoweeyay Shir Wada-tashiya…