Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Turkiga oo mar labaad deeq caafimaad soo gaarsiiyey Soomaaliya

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshad dowladda Federaalka Soomaaliya, Fawsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta oo Sabti ah guddoontay shixnad kaalmo caafimaad… Sii akhri

Posted on May 2, 2020May 2, 2020 by Liban Yusuf

Puntland oo dib u bilwoday baaritaannada COVID-19 kadib maalmo hakad ku yimid

Posted on May 2, 2020May 2, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa maanta oo sabtiya dib u bilowday baaritaannada lagu samaynayo dadka looga shakisanyahay xanuunka COVID-19 kadib maalmo kooban… Sii akhri

Puntland oo ka digtay khatar kale oo soo food saartay Shacabka Qardho

Posted on May 2, 2020May 2, 2020 by News Office

Wasiirka Haweenka Puntland Aamina Cismaan Xaaji Jaamac, oo ka tirsan guddi-hoosaadka qaabilsan Qorshaynta iyo Arrimaha Banii’aadanimada Gurmadka Magaalada Qardho, oo… Sii akhri

Maxaa ka jira in weli dad lagu la’yahay Fatahaaddii Qardho?

Posted on May 2, 2020May 2, 2020 by News Office

Sida ay horay u sheegtay warbaahinta Puntland Post, waxaa dhammaan dib laga helay dadkii lagu la’aa fatahaaddii ka dhacday magaalada Qardho… Sii akhri

Puntland oo ka digtay xanuuno halis ah oo ka dhalan kara Fatahaaddii Qardho

Posted on May 2, 2020May 2, 2020 by News Office

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland ayaa digniin ka soo saartay nadaafad-darro baahsan oo ka dhalatay daadadkii ku fatahay magaalada Qardho kuwaas… Sii akhri

Wafdi ka socda DFS iyo saddex diyaaradood oo Gargaar sida oo soo gaaray Puntland

Posted on May 1, 2020May 2, 2020 by Liban Yusuf

Saddex diyaaradood oo gargaar sida oo ay wadeen wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Jamce ah ka… Sii akhri

Suuqa Bakaaraha Muqdisho oo COVID-19 laga buufiyay

Posted on May 1, 2020May 1, 2020 by News Office

Waaxda Caafimaadka iyo Gurmadka Deg-dega ee Dowlada Hoose ee Xamar ayaa xalay howlo buufin ah oo loogu hortagayo Cudurka safmareenka… Sii akhri

Bukaankii u horreeyay oo xanuunka COVID-19 ugu geeriyooday Puntland

Posted on May 1, 2020May 1, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa xaqiijisay in bukaankii ugu horreeyay gudaha Puntland ugu geeriyooday xanuunka COVID-19  sida ay shaacisay wasaaradda Caafimaadka. Marxuumka… Sii akhri

Guddoomiye Tuulax oo kormeer lagu hubinayo Amniga ku tagay Degmada Hilwaa

Posted on May 1, 2020May 1, 2020 by News Office

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulax)  ayaa howla kormeer ah ku tagay xaafadaha kala… Sii akhri

Qarax ka dhacay degmada Marka

Posted on May 1, 2020May 1, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya  magaalada Marka ee gobolka Shabeelleha hoose ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax Khasaaro geystay.  Qaraxa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close