Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Al-shabaab oo sheegtay in ay dileen Xildhibaankii la af-duubtay ee Hirshabeelle

War qoraal ah oo lagu daabacay Warbaahinta taageerta Al-shabaab ayay ku sheegteen in ay dileen Xildhibaan Maxamed Maxamuud Siyaad oo… Sii akhri

Posted on July 5, 2020July 5, 2020 by News Office

Xildhibaan ka tirsan Hirshabeelle oo lagu af-duubtay jidka u dhexeeya Muqdisho iyo Jowhar

Posted on July 5, 2020July 5, 2020 by News Office

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Hirshabeelle ayaa Saaka oo Axad ah lagu af-duubtay jidka u dhexeeya Magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar xilli… Sii akhri

Shirkii Madaxweyne Farmaajo ku casumay Dowlad Goboleedyada oo baaqday

Posted on July 5, 2020July 5, 2020 by News Office

Shirkii Madaxweyne Farmaajo ku casumay Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir, oo la filayay in uu Muqdisho ka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo warbixin ka dhegaystay Guddiga Dhismaha Dekedda Garacad

Posted on July 5, 2020July 5, 2020 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo xalay kula kulmay Isimada Gobolka Mudug iyo Guddiga dhismaha Dekadda… Sii akhri

Dowladda Federaalka oo awood Ciidan u adeegsatay Bannaan-bax ka bilowday Muqdisho

Posted on July 5, 2020July 5, 2020 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa awood Ciidan u adeegsatay Dibad-baxayaal si nabad ah isu’gu soo baxay Fagaaraha Daljirka Dahsoon ee Magaalada… Sii akhri

Defusing Ethiopia’s Latest Perilous Crisis

Posted on July 4, 2020July 4, 2020 by cph

The killing of a prominent Oromo musician has unleashed a wave of protests that have left dozens dead, highlighting anew… Sii akhri

Qorshe ay Muuse Biixi iyo wafdi Kenya isku afgarteen oo fashilmay

Posted on July 4, 2020July 7, 2020 by Liban Yusuf

Maalin ka hor waxaa Somaliland yimid wafdi isugu jiray xildhibaano iyo ganacsato ka socday gobolka Meru ee dalka Kenya, kuwaas… Sii akhri

Maxay kawada hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Danjiraha Shiinaha?

Posted on July 4, 2020July 4, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku kulmay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Qin Jian. War-saxaafadeed ka soo… Sii akhri

The African Union needs to broaden its role in Somalia

Posted on July 4, 2020July 4, 2020

Conflict resolution, political dialogue and electoral support are as important as the current focus on security. Somalia’s historic one-person-one vote… Sii akhri

Taliska Booliiska Soomaaliya oo ka warbixiyay Khasaaraha qarax ka dhacay Muqdisho

Posted on July 4, 2020July 4, 2020 by News Office

Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyay qarax gaari saaka  lala beegsaday waaxda ilaalada Canshuuraha Berriga oo ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close