Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta gareen, ayaa duhurnimadii maanta ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb, halkaas… Sii akhri

Posted on July 9, 2020July 9, 2020 by News Office

Tensions rise on the Nile over Africa’s largest dam

Posted on July 9, 2020July 9, 2020

Ethiopia ready to start filling vast reservoir even if talks with Egypt and Sudan collapse  Egypt, Ethiopia and Sudan are… Sii akhri

Axmed Madoobe oo Ilaalo xooggan iska hormariyay

Posted on July 9, 2020July 9, 2020 by News Office

Ilaa 30 askari oo ka tirsan Ilaalada Khaaska ah ee Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka oo Khamiis ah… Sii akhri

Sheikh Shariif iyo Xassan Sheikh oo dhex-dhexaadinaya Guddoonka labada Aqal

Posted on July 9, 2020July 9, 2020 by News Office

Hoggaamiyaasha Madasha Xisbiyada ee ka dhisan Muqdisho ayaa bilaabay kulamo lagu dhex-dhexaadinayo Guddoonka labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynayaashii… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Billad Sharaf guddoonsiiyay Wasiiro ka tirsan Dowladdiisa

Posted on July 9, 2020July 9, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda  Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho Sharaf ku maamuusay Guddigii Todobaadka Xoriyadda iyo Maamulka Warbaahinta gaarka loo… Sii akhri

Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Dhuusamareeb

Posted on July 8, 2020July 8, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug. Madaxweyne Waare ayaa halkaasi… Sii akhri

Galmudug oo beenisay warar laga faafiyay iyo wararkii ugu dambeeyay ee shirka Dhuusamareeb

Posted on July 8, 2020July 8, 2020 by Liban Yusuf

Galmudug ayaa ka hadashay warar laga faafiyay ciidamada Booliska gaar ah Federaalka (Haramcad) ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb. Wasiirka Warfaafinta… Sii akhri

Ciidamo Boolis ah oo qarax lagula eegtay Muqdisho

Posted on July 8, 2020July 8, 2020 by Liban Yusuf

Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa maanta qarax lagula eegtay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka madaxtooyadii Cabdiqaasim ee degmada Hodan.… Sii akhri

Muqdisho: Askari xabad Sigaar ah ku dilay Qof Shacab ah oo dil toogasho ah lagu xukumay

Posted on July 8, 2020July 8, 2020 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Saaka oo Arbaco ah xukun dil ah ku ridday eedaysane Nuur Daahir Geedi… Sii akhri

Madaxweyne Waare oo Beledweyne kula kulmay Odayaasha Dhaqanka

Posted on July 8, 2020July 8, 2020 by News Office

 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magaaladda Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan kula kulmay qaar ka mid ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close