Dowladda Soomaaliya oo go’aamisay in Saddex maalin Calanka hoos loo dhigo
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen Guddiga qabanqaabada aaska Qaran… Sii akhri
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen Guddiga qabanqaabada aaska Qaran… Sii akhri
Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM, ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku timid, Alle ha u naxariistee, Ra’iisul wasaarihii… Sii akhri
Taliyaha ciidamada Militariga Dowladda Federaalka Soomaaliya Gen Odowaa yuusuf Raage ayaa Maanta Isniin ah ka badbaaday Qarax oo lala eegtay… Sii akhri
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdillaahi, ayaa si diirran u soo dhoweeyay, Qodobadii ka soo baxay… Sii akhri
Taliyaha Ciidamada Militariga Somaliland General Nuux Ismaaciil Taani, ayaa saaka oo Isniin ah socdaal qarsoodiya ku yimid degaanka Tukaraq ee… Sii akhri
Shirkii wadatashiga ee madaxda dowlad goboleedyada dalka uga socday magaalada Dhuusamareeb ayaa laga soo saaray war-murtiyeed. Shirka oo looga hadlay… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Guddi u magacaabay diyaarinta Aaska qaran ee Marxuum Xasan abshir Faarax… Sii akhri
Allaha u naxariistee Ra’iusul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa ku geeriyooday dalka Turkiga. Xasan Abshir Faarax ayaa… Sii akhri
Xisbiyada Somaliland ayaa maanta oo Axad ah heshiis ka gaaray qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee Deegaanka iyo Wakiillada. Saddexda Xisbi… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee madaxweynihii hore Puntland… Sii akhri