Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Deni oo socdaalkii u horreeyay tan iyo markii la doortay ku tegaya Degmada Galdogob

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa todobaadkan socdaalkii u horreeyay tan iyo markii la doortay ku tegaya Degmada Galdogob… Sii akhri

Posted on August 3, 2020August 3, 2020 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo Maanta si rasmiya u furtay Duullimaadyada Caalamiga ah

Posted on August 3, 2020August 3, 2020 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah si rasmiya ugu dhawaaqday in ay dib u furtay dhammaan duullimaadyada Caalamiga… Sii akhri

Golaha Shacabka oo Maanta ka doodaya dib u-eegista Miisaaniyadda Dowladda

Posted on August 3, 2020August 3, 2020 by News Office

Xildhibaanada Golaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan… Sii akhri

Hoggaamiyihii Burcadka Meksiko oo gacanta lagu dhigay

Posted on August 3, 2020August 3, 2020 by News Office

Ciidamada Amniga dalka Meksiko ayaa la sheegay in ay gacanta ku dhigeen hogaamiyihii kooxda gaangiistarada wadankaasi oo rabshado xoogan ka… Sii akhri

Wanlaweyn: Mas’uul qarax lagu dilay

Posted on August 2, 2020August 3, 2020 by Liban Yusuf

Guddoomiye ku xigeenkii dhanka Maaliyadda degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Cabdulaahi Cumar Koosto ayaa caawa lagu dilay degmadaas.… Sii akhri

Dilal ka dhacay Garowe

Posted on August 2, 2020August 3, 2020 by Liban Yusuf

Magaalada Garowe ee xarunta Puntland waxaa saacadihii ugu dambeeyay ka dhacay dilal kala duwan. Xalay ayaa gudaha Garowe lagu dilay… Sii akhri

Madaxweyne Waare oo xilka ka qaaday Wasiir sheegay in uusan isaga aqoonsanayn

Posted on August 2, 2020August 2, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka qaadis ku sameeyay wasiirkii Biyaha iyo Tamarta Maamulkaas Saalax Maxamed Xassan.… Sii akhri

Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka Oo Xariga Ka Jaray Machadka Sare Ee Daraasaadka Amniga

Posted on August 2, 2020August 2, 2020 by News Office

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed , ayaa xarigga ka jaray machadka sare ee daraasaadka amniga oo… Sii akhri

Kumaandooska DANAB oo dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab

Posted on August 2, 2020August 2, 2020 by News Office

Ciidanka Kumaandooska Dowladda Federaalka Soomaaliya ee loo yaqaano DANAB ayaa hawlgal qorshaysan ku dilay sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab… Sii akhri

Deni oo sharci-darro ku tilmaamay magacaabista Golaha Adeega Garsoorka iyo hay’adda Batroolka

Posted on August 2, 2020August 2, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay hadal ka jeediyay Munaasabad lagu xusayay as’aaskii Puntland oo lagu qabtay Gaalkacyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close