Madaxweyne Deni oo Muqdisho kula kulmay Xasan Shiikh iyo Shariif Xasan
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku booqday madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud,…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku booqday madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud,…
Dowladda Puntland ayaa maanta albaabada u laabtay afar iskuul oo ku yaalla magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, kuwaas oo lagu eedeeyay…
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed, ayaa shaaciyay in caawa uu si rasmiya u furmi doono shirka u dhexeeya madaxweyne Farmaajo…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Filish ayaa sheegay in madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland aysan keenin qodob ay duraan heshiiskii Dhuusamreeb…
Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee loo soo gaabiyo UNSOM, ayaa Maanta oo Arbaco ah shaaciyay, in uu Lixda bishan September…
Safiirka Dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Yamamoto, oo Shalay Kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland, ayaa fasiraad dheeriya…
Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed , ayaa sida la sheegayo ku wajahan Magaalada Muqdisho, halkaas oo uu ka furmi doono Shir…
Saacadaha soo socda, waxa Xarunta Madaxtooyada Muqdisho ee Villa Somalia Shir uga furmaya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaasha…
Jubbaland ayaa hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka (NISA) iyo xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ku eedeesay inay faragin ku burburiyeen maamulka heer degmo iyo…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland, oo kulan gaar ah garoonka diyaaradaha Muqdisho kula qaatay safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Yamamoto, ayaa safiirka…