Golaha Xukuumadda Xil-gaarsiinta ah oo ka shiray soo saarista shidaalka Dalka
Sii hayaha Ra’iisal wasaaraha ahna Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta oo Sabtiya guddoomiyay Shir looga hadlayay…
Open this website in Safari first.
Sii hayaha Ra’iisal wasaaraha ahna Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta oo Sabtiya guddoomiyay Shir looga hadlayay…
Dalalka Hindiya iyo Shiinaha ayaa Manata oo Sabtiya shaaciyay in ay ku heshiiyeen dejinta xiisadda ka aloosan xaduudda labada Dal, ka dib…
Addis Ababa (Wararka PP) — Dowladda Itoobiya ayaa ka fiirsanaysa tallaabada ay ka qaadi karto gobolka Tigray oo dadkiisu dhowaan u dareeri…
China, the world’s largest bilateral creditor, is under pressure to provide debt relief to free up funds for poor countries, many in Africa,…
Ururka Al-shabaab, ayaa Shalay dad rayid ah ku toogtay fagaare ku yaalla degmada Saakow ee Gobolka Jubalada dhexe. Dadka la toogtay oo…
Wararka ka imaanaya Gobolka Jubada Hoose, ayaa sheegaya in Ciidamada Daraawiishta Jubaland ay Saaka Al-shabaab kala wareegeen Degaanka Jannaa-cabdalle ee Gobolkaasi. Saraakiisha…
Malayshiya-beeleed hubaysan ayaa Saaka oo Sabtiya qabsaday Xarunta Shirkadda AMAL ee ku taalla Degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal. Shirkadda AMAL ayaa la…
Muqdisho ( Wararka PP) — Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ayaa ka welwelsan sharcinimada heshiisyadii ay la gashay shirkaddii Soma Oil la oran jiray oo…
Muqdisho ( Faallo ) – Way adag tahay in la saadaaliyo miraha siyaasadeed oo ay hoggaamiyayaasha Puntland iyo Jubaland ka goosan karaan isbahaysiga siyaasadeed waayo…
Guddoomiyaha Guddiga ku meelgaarka ah ee doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya…