Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Deni iyo Qoor Qoor oo xalliyay Ismaan-dhaaf Shakhsiyeed oo u dhexeeyay

Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug oo xalay kulan gaar ah ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa isku afgartay in la sii xoojiyo… Sii akhri

Posted on September 14, 2020September 14, 2020 by News Office

Dagaal ka dhacay Tukaraq

Posted on September 14, 2020September 14, 2020 by News Office

Wararka ka imanaya Degaanka Tukaraq ayaa ku warramaya in xalay halkaasi uu ka dhacay Dagaal u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo… Sii akhri

Milateriga Soomaaliya oo shaaciyay in ay dileen laba horjooge oo ka tirsan Al-shabaab

Posted on September 14, 2020September 14, 2020 by News Office

Taliska Ciidamada Milateriga Soomaaliya ayaa shaaciyay in ay saacadihii la soo dhaafay laba hawlgal oo kala duwan ku khaarajiyeen laba… Sii akhri

Muxuu ahaa u jeedka kulanka Goodax Barre iyo heesaa Sharma Boy?

Posted on September 13, 2020September 13, 2020 by Liban Yusuf

Wasiirka Waxbarshada dowladda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta la kulmay Sharma Boy oo ah heesaa da’yar oo saameyn… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo casriyaysay xaashidda Dhaawac Muujinta

Posted on September 13, 2020September 13, 2020 by News Office

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, ayaa dib u casriyayn ku sameeyay Xaashidda Dhaqtarka ee Dhaawac Muujinta, taaso xoojinaysa  Danbi-oogista, Danbi… Sii akhri

Shirka Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Dalka oo Muqdisho ka furmay

Posted on September 13, 2020September 13, 2020 by News Office

Shirka Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Dalka, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ayaa haatan ka furmay Xarunta… Sii akhri

Nabad-sugidda Jubaland oo fashiliyay Qaraxyo lagu aasay gudaha Kismaayo

Posted on September 13, 2020September 13, 2020 by News Office

Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Dowlad Goboleedka Jubaland, ayaa sheegay in ay bumbooyin ka soo saareen dhul bacaad ah oo ku… Sii akhri

Shirka Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Dalka oo Muqdisho ka furmaya

Posted on September 13, 2020September 13, 2020 by News Office

Saacadaha soo socda, waxa lagu wadaa in uu Magaalada Muqdisho ka furmo, shirka madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada… Sii akhri

Guddoomiyaha Maxkamada Derejada Kowaad ee Gobolka Nugaal oo digniin u jeediyay Suxufiyiinta

Posted on September 13, 2020September 13, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Maxkamadda Derejada Kowaad ee Gobolka Nugaal, Sheekh Cabdinuur Jaamac Xuseen, oo hadal kooban Warbaahinta u jeediyay, ayaa Suxufiyiinta uga… Sii akhri

Al-shabaab oo weerar culus ku qaadday Saldhiga AMISOM ee Duleedka Muqdisho

Posted on September 13, 2020September 13, 2020 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa Xalay weerar culus ku qaaday Saldhiga Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ku leeyihiin Degaanka Ceelasha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close