Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Odayaasha dhaqanka Sool oo ku guulaystay joojinta colaaddii Dhabar-dalool

Odayaasha dhaqanka Gobolka Sool, ayaa ku guulaystay in la joojiyo dagaal beeleed hubaysan, oo maalmo ka hor ka dhacay degaanka… Sii akhri

Posted on April 19, 2021April 19, 2021 by News Office

Muxu yahay ujeedka safarka madaxweyne Farmaajo ku tegay dalka KOONGO?

Posted on April 19, 2021April 19, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kinshaasa ee caasimadda dalka Koongo halkaas… Sii akhri

Lacag lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Posted on April 18, 2021April 18, 2021 by Desk

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ay lacag tiro badan oo sharci darro ah ku qabteen garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee… Sii akhri

Dowladda Ingiriiska oo beenisay war ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya

Posted on April 18, 2021April 18, 2021 by News Office

Safiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Kate Foster, ayaa beenisay war ay faafisay xukuumadda Soomaaliya, kaas oo ku saabsan kulan… Sii akhri

Prof. Gaandi oo geeriyooday

Posted on April 18, 2021April 18, 2021 by Desk

Professor Maxamed Cabdi Gaandi ayaa maanta ku geeriyooday Isbitaal ku yaala magaalada Paris ee Dalka Faransiiska. Prof. Gaandi wuxuu ku… Sii akhri

Eritrea oo si rasmiya u shaacisay in ay Ciidankeeda kala baxayso Gobolka Tigray

Posted on April 18, 2021April 18, 2021 by News Office

Dowladda Eritrea, ayaa markii ugu horreysay si rasmiya u shaacisay, in ay ciidankeeda kala baxayso gobolka Tigray ee woqooyiga dalka… Sii akhri

Ciidamada Saadaq Joon oo fariisimo ka samaystay xaafado ka tirsan Muqdisho

Posted on April 18, 2021April 18, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Ciidamo daacad u ah Taliyihii hore ee Booliiska Gobolka Banaadir Gen. Saadaq… Sii akhri

Midowga Murashixiinta oo diiday codsi uga yimid Madaxweyne Farmaajo

Posted on April 18, 2021April 18, 2021 by News Office

Golaha Midowga Murashixiinta Soomaaliya, si adag u diiday dalab ka yimid Madaxweyne Farmaajo, kaas oo Murashixiinta ka codsaday in uu… Sii akhri

Golaha Amniga oo ansixiyay xabbad joojin laga hirgeliyo Libya

Posted on April 18, 2021April 18, 2021 by News Office

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay,  ayaa ansixiyay in dalka Libya laga hirgeliyo xabbad joojin,  isla markaana dalkaas loo direy 60… Sii akhri

Puntland iyo Galmudug oo hawlgal wadajir ah ka fuliyay Gaalkacyo

Posted on April 18, 2021April 18, 2021 by News Office

Ciidamada Booliiska Galmudug iyo Puntland ayaa xalay Gaalkacyo ka fuliyay Howlgalo Wadajir ah oo Amniga lagu xaqiijinayo. Howlgalkaan oo ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close