Jabuuti oo DFS iyo Somaliland ka wada qeyb gelinaysa caleemo-saarka Ismaaciil Cumar Geelle
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Jabuuti, halkaas oo uu uga qeyb gelayo caleemo-saarka…