Xabbad-joojin laga gaaray dagaalladii ka dhacay Muqdisho
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradsan ee ku sugan magaalada Muqdisho, ayaa ku heshiiyay xabbad-joojin, kadib dagaallo shalay iyo xalay… Sii akhri
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradsan ee ku sugan magaalada Muqdisho, ayaa ku heshiiyay xabbad-joojin, kadib dagaallo shalay iyo xalay… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay iska hor-imaadyadii saacadihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada… Sii akhri
Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday Heshiis Dhanka Waxbarashada ah iyo Shaqo Abuurka. Munaasabadda Heshiiska Mashruuca Waxbarashada iyo… Sii akhri
Ciidamada Daraawiishta Puntland, gaar ahaanna Birmadka madaxtooyada, oo saacadihii la soo dhaafay hawlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka magaalada Boosaaso, ayaa… Sii akhri
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in gurigiisa ay galabta weerar ku qaadeen ciidamo ka amar qaata… Sii akhri
Qeybo kamid ah waqooyiga xaafadaha magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu arkayay ciidamo gadiid dagaal ku hubeysan oo ka soo horjeeda… Sii akhri
Waxaan daawaday kilib kooban, oo madaxweynaha Puntland kaga jawaabayo su’aal laga weydiyay heshiiska Puntland iyo DP World ee dekedda Boosaaso,… Sii akhri
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in markii u horraysay dowladda ay soo food-saartay dhaqaale xumadii… Sii akhri
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in cutubyo ka tirsan Ciidamada Milatariga Soomaaliya oo ka gadoodsan mudda kororsiga dowladda… Sii akhri
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sharci-darro ku tilmaantay go’aan ka soo baxay Midowga Afrika, oo ku saabsan in Ciidamada AMISOM la… Sii akhri