Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxay ka tiri Beesha Caalamka go’aankii Baarlamaanka iyo hoggaaminta Rooble ee doorashada?

Beesha Caalamka ayaa soo dhaweysay go’aankii baarlamaanka Soomaaliya ee dib u noqoshada heshiiskii 17 Sebtember iyo go’aankii madaxweyne Farmaajo doorashada… Sii akhri

Posted on May 1, 2021May 2, 2021 by Desk

WHO Fears COVID Resurgence in Africa, Urges Vigilance

Posted on May 1, 2021May 1, 2021 by Desk

GENEVA – The World Health Organization urges African countries to be on guard and to remain vigilant in their fight… Sii akhri

H.E President Mohamed Farmaajo addresses House of the People: Full Speech

Posted on May 1, 2021May 1, 2021 by cph

Speech of The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo during the Special Session of… Sii akhri

Dowladda Qatar oo xafiis diblomaasiyadeed ka furanaysa Somaliland

Posted on May 1, 2021May 1, 2021 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta oo Sabtiya xafiiskiisa ku qaabiley wefdi  ka socday dalka Qatar oo uu hoggaaminayo… Sii akhri

Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyay in dib loobu laabto Heshiiskii Arrimaha doorashooyinka ee 17-kii September

Posted on May 1, 2021May 1, 2021 by News Office

Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ansixiyay dalab uga yimid Madaxweyne Farmaajo, kaas oo ah in lagu laabto heshiiskii 17 kii… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo mas’uuliyada doorashada iyo Amniga ku wareejiyay Ra’iisul wasaare Rooble

Posted on May 1, 2021May 1, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo khudbad u jeediyay Aqalka Hoose ee Baarlamanka, ayaa si rasmiya u shaaciyay… Sii akhri

Mareykanka oo u diyaar garoobaya qorshaha dagaal cusub

Posted on May 1, 2021May 1, 2021 by News Office

Mareykanka ayaa isu diyaarinaya hirgelinta qorshe dagaal oo  mustaqbalka dhici kara, kaasi oo u muuqda mid ka baddalan dagaalladii hore.… Sii akhri

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulan aan caadi ahayn

Posted on May 1, 2021May 1, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa lagu wadaa in uu hortago xildhibaannada Aqalka hoose ee Baarlamanka dalka, isagoo… Sii akhri

Madaxweyne Deni: Waxaan diyaarinay qorshe shaqaalaha kor loogu qaadayo xirfadooda iyo mushaarkooda

Posted on May 1, 2021May 1, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in sanadkan shaqaalaha Puntlalnd la tirakoobay lana diyaariyay qorshe kor loogu qaadayo xirfadooda… Sii akhri

Shirar Maamulka Jubaland ka Dhan ah oo Muqdisho ka Socda

Posted on May 1, 2021May 1, 2021 by cph

Kismaayo (Wararka PP) — Qaar ka mid ah murrashixiinta Soomaaliyeed ayaa shirar kula leh Muqdisho beelaha ka soo jeeda Jubaland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close