Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Saraakiil boolis oo ku dhintay qarax ka dhacay Muqdisho

Taliyihii saldhiga booliska degmada Waaberi ee gobolka Banaadir Axmed Cabdullaahi Baashane (Colaalay) ayaa caawa lagu dilay qarax ismiidaamin ah oo… Sii akhri

Posted on May 9, 2021May 9, 2021 by Desk

Soomaaliya oo war ka soo saartay qaadka Kenya

Posted on May 9, 2021May 9, 2021 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka uu weli mamnuuc ka yahay qaadka Kenya ee Miraa, kaas oo sanadkii hore… Sii akhri

PUNTLAND MA HAYSAA WADADII DOORASHO QOF IYO COD AH?

Posted on May 9, 2021May 9, 2021 by News Office

WQ: Cabdiraxmaan Ciise Guddiga KMG doorashooyinka Puntland, ayaa maanta shirkadda PIITECH kala wareegay qalab caasriya oo ka kooban Server, computers,… Sii akhri

Xagee ku dhacay gantaalkii lumay ee Shiinaha?

Posted on May 9, 2021May 9, 2021 by Desk

Hadhaagii gantaalkii lumay ee Shiinaha ayaa ugu dambeyn maanta oo Axad ah ku dhacay galbeedka Maldives ee Badweynta Hindiya, sida… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka Puntland oo la wareegay qalabka diiwaan-gelinta codbixiyaasha

Posted on May 9, 2021May 9, 2021 by News Office

Shirkadda PIITECH ayaa maanta guddiga KMG doorashooyinka Puntland ku wareejisay qalabka casriga ah ee diiwaan-gelinta codbixiyaasha. Guddiga ayaa shaaciyay in… Sii akhri

Garsoore caan ah oo lagu dilay Muqdisho

Posted on May 9, 2021May 9, 2021 by News Office

Dabley hubaysan, ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay garsoore caan ah, oo ka tirsanaa wasaaradda Caddaalada xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Marxuum… Sii akhri

Fanaanad Muna Xiddigta oo ku geeriyootay Muqdisho

Posted on May 9, 2021May 9, 2021 by News Office

Alle ha u naxariistii Fanaanad Muno Daahir (Muno Xidigta) ayaa maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho sida uu xaqiijiyey Abwaan Cabdiqaadir… Sii akhri

Xoghayaha Qaramada Midoobay oo war ka soo saaray soo celinta xiriirka Soomaaliya iyo Kenya

Posted on May 9, 2021May 9, 2021 by News Office

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa soo dhoweeyay kaalinta dowladda Qatar ka qaadatay soo celinta xiriirka dibloomaasiyadeed ee… Sii akhri

Erdoğan: Israel waa dowlad argagixiso ah oo mudan in tallaabo laga qaado

Posted on May 9, 2021May 9, 2021 by News Office

Madaxweynaha waddanka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii u dambeeyay ee Israel ka fulisay masjidka barakaysan ee… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay qaar kamid ah Ganacsatada dalka

Posted on May 9, 2021May 9, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan afur ah kula qaatay xarunta Madaxtooyada qaar ka mid ah ganacsatada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close