Weerar khasaare gaystay oo ka dhacay magaalada Kismaayo
Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay bam-gacmeed xalay lagu weeraray bar-kantarool oo ku taalla magaalada Kismaayo, sida laga soo xigtay laamaha Amniga…
Open this website in Safari first.
Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay bam-gacmeed xalay lagu weeraray bar-kantarool oo ku taalla magaalada Kismaayo, sida laga soo xigtay laamaha Amniga…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo Khamiis ah ku wajahan magaalada Jowhar ee…
MOGADISHU, SOMALIA – The Federation of Somali Journalists has launched a campaign to combat the spread of false information, fake news, hate…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka Gargaarka iyo Samafalka ee Gobolka Bakool. Wareegto ka…
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in aysan ula kac ahayn rasaastii lagu furay kolonyo gaadiid ah oo…
Wararka ka imanaya magaaalada Muqdisho ayaa sheegaya in galabta la rasaaseeyay kolonyo gaadiid ah oo uu la socday madaxweynihii hore ee Soomaaliya…
Guddiga doorashooyinka Somaliland, ayaa si adag uga digay mas’uuliyiinta xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka Somaliland, in ay shaaciyaan natiijo aan ka soo bixin…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Golaha Wakiilada uga mahad celiyay sida aqlabiyada leh ee ay u meel mariyeen Xukuumada Cusub. Madaxweynaha…
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku geeriyootay, 12 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray qaraxyo is xig-xiga oo maanta ka dhacay magaalada Kabul…
Xildhibaannada Baarlamanka Jubaland ayaa maanta oo Arbaco ah ansixiyay Golaha cusub ee wasiirada Maamulka Jubaland. Xildhibaannada oo Kulan ku yeeshay Xaruntooda magaalada…