Iskuulka KAALO WOMEN oo 17 haween ah qalab ku gudoonsiiyay Garowe
Dugsiga Farsamada Gacanta KAALO WOMEN CENTER oo ku yaala magaalada Garowe ayaa maanta gudoonsiiyay ardey dhamaysatay xirfadaha kala ah barashada tolniinka dharka…
Open this website in Safari first.
Dugsiga Farsamada Gacanta KAALO WOMEN CENTER oo ku yaala magaalada Garowe ayaa maanta gudoonsiiyay ardey dhamaysatay xirfadaha kala ah barashada tolniinka dharka…
Garowe (Puntland Post):- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ayaa faraysa dhamaan shaqaalaha Dowlada Puntland inay ka faa,iideystaan barnaamij deeq waxbarasho Jaamacadeed ah…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta 05 September, 2016 waxay safar shaqo ugu anba…
Wasiirka wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa magaalada Stockholm ee caasimada dalka Sweden uga qaybgalay shirweynaha…
Wasaaradda Deegaanka,Ilaalinta Duurjoogta iyo Dalxiiska Puntland ayaa maanta Garowe ku qabatay shirkii ugu danbeeyey oo looga arrinsanayo maareynta siyaasadda daaqa Puntland, Iyadoona…
Kulan xog-waraysi iyo Iftiimin hanaanka iyo Hab-raaca doorashooyinka dadban ee Soomaaliya 2016-ka ayaa maanta lagu qabtay xarunta cilmi baarista iyo horumarinta Puntland…
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 04 September, 2016 baaq ku saabsan wax ka qabashada dhibaatadii ka dhalatay…
Bosaso (Puntland Post):- Taliska Booliska gobolka Bari ayaa howlgal ay sameeyeen Ciidanku magaalada Boosaaso kusoo qabqabtay dad kor u dhaafayey boqol qof.…
Ciidamada Amaanka Dowlada puntland ayaa Xiray Xarunta shirkada isgaarsiinta Golis, qaybteeda Magaalada Garoowe ee caasimada Dowlada Puntland. Ciidamaadan Ayaa waxa ay yihiin Ciidamada…
Madaxweynaha dawladda Puntland oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib safarro shaqo oo u ugu maqnaa waddamada Itoobiya, Turkiga iyo Jabuuti.…