Xaalada Magaalada Gaalkacyo oo Dagan
Waxaa dagan xaalada Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo ay shalay ku dagaalameen Ciidamada Puntland iyo kuwa Galmudug. Goobjoogayaal ku sugan…
Open this website in Safari first.
Waxaa dagan xaalada Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo ay shalay ku dagaalameen Ciidamada Puntland iyo kuwa Galmudug. Goobjoogayaal ku sugan…
Garowe (Puntland Post):- Ka dib dagaal qaraar oo maanta ku dhex maray Galmudug iyo Puntland magaalada Gaalkacyo Islamarkaana sababay dhimashada ilaa 40…
Garowe(Puntland Post):- Shir jaraa,iid oo uu maanta ku qabtay magaalada Garowe Afhayeenka Xukuumadda Puntland Cabdulaahi Jaamac (Quraan-jecel) waxa uu kaga hadlay dagaal…
Garowe (Puntland Post):- Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Dowlada Puntland ayaa maanta u qabatay Haweenka u sharaxan aqalka hoose ee baarlamanka Soomaaliya…
Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta oo sabti ah ka bilowday magaalada Garowe Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Puntland u matali doona Baarlamanka…
Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa noqday Xildhibaankii ugu horeeyey ee loo doorto Aqalka hoose ee Barlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib doorasho ka…
Garowe (Puntland Post):- Nabadoono,Caaqilo, Musharaxiin iyo 64 ka mid ah Ergeda beesha Warsengali ayaa caawa ku dhawaaqay inay ka baxeen doorashada beri…
Garowe (Puntland Post):- Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ayaa sheegaya inay caawa weerar ku qaadeen dabley hubaysan mid ka mid ah…
Garowe(Puntland Post):- Waxaa hoolka shirarka jaamacadda Puntland State University (PSU) lagu soo bandhigay buug ka hadlaya noocyada musuq-maasuq ee ka jira deegaanada…
Garowe (Puntland Post):- Wafti uu hogaaminayo Agaasimaha Hay,adda Astaynta iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa Dpwlada Puntland Cabdiraxmaan Cali Guureeye ayaa uga qeyb galay…