Madaxweynaha Puntland oo magcaabay Guddoomiye kuxigeenka 1aad Gobolka Nugaal.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray degreeto xeer Madaxweyne Lr.22 ee march 03 2017…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray degreeto xeer Madaxweyne Lr.22 ee march 03 2017…
Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Iyo Madaxweynaha DFS oo Kulan Kuyeeshay Muqdisho. Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa magaalada…
Agaaasimihii hore ee Madaxtooyada Dawladda Puntland Deeq Saleebaan Yuusuf ayaa maanta 2 march 2017 xilka agaasimaha guud ee madaxtooyada ku waree jiyey…
Kulamo kala duwan oo wada tashi ah oo looga hadlayey mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista (Capacity Injection Project) ee uu bangiga adduunku…
Video-gan waxaa xuquuqdiisa leh hay’adda caalamiga ah ee laanqayrta Cas. Abaarta ka jirta dalka Soomaaliya ayaa noqonaysa mid saamaynteedu ay sii balaaranayso,…
Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Cabdixakiin Xaaji Cadulaahi Cumar Camey ayaa magaalada muqdisho kaga qab galay shirlooga hadlayey abaaraha baaxadaleh ee ka…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed cali Gaas ayaa maanta 28 February 2017 xadhiga ka jaray Cisbitaalka ‘’National Hospital’’ oo dhawaan laga…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maanta 28 February 2017…
Puntland ayaa sheegtay in Maxkamad lasoo taagi doono Afhayeenka Nabadoonada Gobolka Bari ee C/qaadir Xarago oo todobaadkaan gudihiisa xabsi ay dhigeen Ciidamada…
Nin Hubeysan ayaa Xalay fiidkii Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka mudug ku dhaawacay Gudoomiyihii maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Mudug Cabdiraxmaan Kilwe. Nin ku…