Dekada Bosaso oo lagu soo bandhigay Markabkii laga soo furtay Burcad Badeeda
Dekadda magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa maanta lagu soo bandhigay Markab laga leeyahay dalka Siralanka oo dhawaan ay ka soo…
Open this website in Safari first.
Dekadda magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa maanta lagu soo bandhigay Markab laga leeyahay dalka Siralanka oo dhawaan ay ka soo…
( PP Nairobi) Allaha u naxariistee waxaa magaalada Nairobi ee Caasimada Wadanka Kenya goor dhawayd ku geeriyooday Xildhibaan Cabdiqaadir Faarax Bootaan oo…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka murugooday dhimashada ku timid shacabka Soomaaliyeed ee xeebaha dalka Yemen, Ra’iisul…
Hay,adda biyaha Puntland (PSAWEN) ayaa markii ugu horeysay biyo dhaan xoog leh ka bilowday deegaanada miyiga iyo tuulooyinka abaartu ka jirto ka…
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalmahii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Dubai ee Wadanka Imaaraadka Carabta, halkaas oo…
PUNTLAND POST ayaa soo bandhigaysa markii ugu horeysay muuqaalka markabkii lagu haystay caluula oo ay ku guulaysteen ciidamada badda Puntland habeenimadii 17…
Agaasimaha guud ee ciidanka badda Dowlada Puntland Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji Xasan oo wareysi kula hadlay warbaahinta PUNTLAND POST ayaa faahfaahin ka bixiyay…
Waxaa shalay fagaare balaaran oo ummadda horteeda isku cafiyay dariiqooyin kala duwan oo ka tirsan Culimo udiinka, Ganacsatada,Odoyaasha, iyo Maamulka ka dib…
Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 16 March 2017 Magaalada Garoowe ee…
Agaasimaha la dagaalanka burcad badeeda Puntland Cabdirasaaq Maxamed Dirir (Ducaysane) oo PUNTLAND POST wareysi kula hadlay ayaa faahfaahin ka baxshay Afduubka Markab…