Category: Puntland
Madaxweynaha Puntland oo Safar Shaqo ugu Amba Baxay Dalka Itoobiya
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 April 2017 safar shaqo ugu amba baxay magaalada Addis Ababa ee…
Madaxweeynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacayo
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Gaalkacayo…
Kulanka ay yesheen Madaxda DFS iyo Dawladdaha Xubnaha ka ah DFS oo laga soo saaray qodobo muhiima.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxda DFS iyo Dawladdaha Xubnaha ka ah Dawladda Fadaralka ayaa maanta 17 April 2017 …
Madaxweynaha Puntland oo ka qeybgalay shir looga hadlayo abaarta Somalia
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16 April 2017 ka qaybgalay kulan lagaga hadlayey xaalada abaareed ee ka…
Maydadka Laba Ruux oo la dilay oo lagu arkay Xeebaha Durduri ee Gobolka Sanaag
Maydadka Labo ruux ayaa xalay Saqdii dhexe abaarihii 2:30 habeenimo waxaa la soo dhigay Xeebtay Magaalada Dur Duri ee Gobolka Sanaag. Dad…
Madaxweynaha Puntland oo ka qeyb galay Shir ay maanta yeesheen Madaxda DFS iyo Dawladdaha Xubinta ka ah
Madaxweynah Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka qayb galay shirka ay yeshaan madaxda DFS iyo Dawladdaha Xunbinta ka…
Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho Kula kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15 April 2017 kulan kula qaatay magaalada Muqdisho Safiirka Dalka Turkiga u…
Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 April 2017 kulan kula yeeshay xafiis kiisa uu ku leeyahay magaalada…
Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kula kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey U Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 April 2017 kulan kula yeeshay magaalda Muqdisho gaar ahaan xafiiskiisa wakiilka…