Category: Puntland
Wefti uu Hogaaminayo Madaxweynaha Puntland oo U Ambabaxay dalka Sucuudiga
Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxmed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii danbe 17 August 2017 safar ugu ambabaxay…
Madaxweynaha Puntland oo Sagootiyey Madaxa Xafiiska Hay’adda UNSOM ee Puntland
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 16 August 2017 qasriga Madaxtooyadda Garoowe casho sharaf ugu sameeyey wefti uu…
Madaxtooyada Puntland oo maanta lagu dhaariyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Haweenka
Waxaa manta oo ay taariikhdu tahay 16 August 2017 lagu dhaariyey qariga Madaxtooyada Garoowe Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Maryan…
Madaxtooyada Puntland oo maanta lagu dhaariyey Wasiirru Dawlaha Duulista Hawada Iyo Garoomada
Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12 August 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe lagu dhaariyey Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland…
Iska hor imaad ka dhacay duleedka Gaalkacyo
Wararka ka imaanaya Gobalka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in weerar khasaaro dhaliyey ay rag hubaysan ku qaadeen qoys xoola dhaqato…
Golaha Wakiilada Puntland oo Ansixiyey Golaha Wasiirada cusub
Madaxweynaha Dawladda Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta 10 August 2017 ka qayb galay kalfadhiga 39-aad fadhigiisa 22-aad oo ay Golaha Wakiilada…
Madaxtooyada Garoowe oo maanta lagu dhaariyey Wasiir Iyo Wasiir Ku-xigeen
Waxaa maanta oo ay tariikhdu tahay 10 August 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe ee caasimadda Puntland lagu dhaariyey Wasiirka Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha…
Taliyaha Booliska DF oo Gaadiid Ku Wareejiyay PUNTLAND iyo Gal-Mudug
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya JEN. C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa maanta ilaa lix baabuur ku wareejiyay Maamuladda Galmudug iyo Puntland,kuwaaso ka so…
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geeridii Dr Maxamed Jaamac iyo Axmed Kismaayo
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Ayaa ka Tacsiyeey Geeridii Naxdinta laheyd ee ku timid Marxuum Dr Maxamed Jaamac Salaad…