Category: Puntland
Madaxweynaha Puntland oo Garowe ku qaabilay Safiirka China ee Soomaliya
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 16 Nov 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe kusoo dhoweeyey…
Madaxweynaha Puntland oo kulamo la qaatay qaar kamid ah hay’addaha Caalamiga ah
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii hore 15 Nov 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabiley qaar kamid…
Puntland oo wax ka beddel ku samaysay hannaankii loo qaadi jirey imtixaanka shaqaalaha dawladda
Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa qaaday imtixaanka qaybtii ugu horreysey ee wejiga labaad ee mashruuuca tayaynta shaqaalaha dawladda Puntland ee…
Madaxweynaha Puntland oo Degmada Xumbays u magacaabay Guddoomiye iyo ku-xigeen
Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Xeer Madaxweyne Lr- 136 November 13 2017 ayaa loogu magacaabay…
Wasiirka Amniga Puntland iyo Wefti uu hogaaminayo oo lagu soo dhoweeyey Dhahar
Wasiirka Amniga iyo DDR-ka dawladda Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf iyo wafti balaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa maanta 13 Nov 2017 kormeer shaqo…
Wefti ka socda Puntland oo gaadhey Magaalada Xingalool
Wefti kasocda dawladda Puntland ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 13 Nov 2017 gaarey magaalada Xingalool ee gobolka Haylaan, halkaasi oo ay…
Wefti ka socda Puntland oo gaarey duleedka Hadaaftimo
Wefti ay hormuud u yihiin Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Sucaad Saalax Xaaji Nuur iyo Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta, Wacyi-gelinta,…
Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka Amniga Puntland oo gaaray Degmada Badhan
Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka amniga iyo DDR-ka dawladda Puntland Axmed Cabdullaahi Yusuf (dowlad) ayaa maanta 12 Nov 2017 gaaray Magaalada…
Wafti ka socda Puntland oo si diiran loogu soo dhaweeyey Badhan G/Sanaag
Magaalada Badhan ee caasimadda gobolka Sanaag ayaa caawa oo ay taariikhdu tahay 12 Nov 2017 si diiran loogu soo dhoweeyey wefti ka…