Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Soomaaliya oo si adag u cambaaraysay duqaymaha Israa’iil ku hayso Falastiiniyiinta

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag u cambaaraysay duqaymaha ciidamada Israa’iil ku hayaan shacabka Falastiiniyiinta ee ku sugan Daanta Galbeed… Sii akhri

Posted on May 12, 2021May 12, 2021 by News Office

Israa’iil oo burburisay dhismihii munaaradda Gaza iyo Xamaas oo gantaalo ku garaacday Tel Aviv

Posted on May 12, 2021May 12, 2021 by Desk

Xamaas ayaa sheegtay inay 130 gantaal ku garaacday magaalada Tel Aviv ee Israa’iil kadib markii duqeyn dhanka cirka Israa’iil ka… Sii akhri

Farmaajo iyo Museveni oo kulan yeeshay

Posted on May 11, 2021May 11, 2021 by Desk

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed la qaatay dhiggiisa dalka Uganda Yoweri Museveni. War-saxaadadeed ka soo baxay… Sii akhri

Spying and stability: Djibouti thrives in ‘return to cold war’

Posted on May 11, 2021May 11, 2021 by cph

At the top of a lighthouse in a deserted headland, Ali Hassan Ali points across the strait of Bab-el-Mandeb, to… Sii akhri

Maxay Soomaaliya ka tiri go’aanka Kenya ee joojinta duullimaadyada?

Posted on May 11, 2021May 11, 2021 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa go’aanka dowladda Kenya ee joojinta duullimaadyada labada dal ku timaantay arrin cajiib ah oo aan la… Sii akhri

Puntland oo joojisay dadka ka imaanaya dalka Hindiya

Posted on May 11, 2021May 11, 2021 by News Office

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa Garoowe ayaa waxa uu ka hadlay xaalada… Sii akhri

My First Visit to the Coastal City of Bosaso by Mohamud Abdinur (15)

Posted on May 11, 2021May 11, 2021 by cph

Mohamud Abdinur is from Somalia My name is Mohamud Abdinur. I am 15 years old. My school is called Dillin… Sii akhri

Dowladda Kenya oo hakisay dhammaan duullimaadyada Soomaaliya

Posted on May 11, 2021May 11, 2021 by News Office

Hay’adda duulista hawada u qaabilsan dowladda Kenya, ayaa maanta oo Talaado ah hakisay dhammaan duulimaadyadii u dhexeyey Soomaaliya iyo Kenya.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u safray dalka Uganda

Posted on May 11, 2021May 11, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda  Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Kambaala ee Caasimadda Dalka Uganda.… Sii akhri

DP World to invest $1bn in Ethiopian trade corridor to Somaliland’s Berbera Port

Posted on May 11, 2021May 11, 2021 by cph

Dubai ports giant DP World and Ethiopia’s Ministry of Transport have agreed a $1bn deal to create a trade and… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close