Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Israa’iil oo maalintii shanaad duqeymo ka wada Qaza

Ciidamada Israel ayaa maalintii shanaad xoojiyay weerarada ay ku hayaan dadka Falastiin ee deegaanka Qaza, iyagoo adeegsanaya diyaaradaha dagaalka,taangiyo iyo… Sii akhri

Posted on May 14, 2021May 14, 2021 by News Office

Xildhibaan Kenyaati ah oo qirtay in uu laaluush qaatay

Posted on May 14, 2021May 14, 2021 by News Office

Xildhibaan reer Kenya ah oo lagu magacaabo Moses Kuria ayaa sheegay in sannadkii hore uu qaatay lacag dhan 1,000 dollar… Sii akhri

Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay degaanka Sheerbi ee Gobolka Karkaar

Posted on May 13, 2021May 13, 2021 by News Office

Laba wiil oo dhalinyaro ah ayaa ku geeriyooday, halka saddex kalena ku dhaawacmeen shil gaari oo galabta ka dhacay degaanka… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan gaar ah la yeeshay Ex. madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud

Posted on May 13, 2021May 13, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble galabta hoygiisa ku booqday madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud. War… Sii akhri

Faransiiska oo wada qorshe lagu xalinayo xiisada Falastiin iyo Israa’iil

Posted on May 13, 2021May 13, 2021 by News Office

Faransiiska ayaa wada dadaallo dibolomaasiyadeed oo qaar ka mid ah dalalka Yurub iyo waddamada Bariga Dhexe ay ku doonayaan in… Sii akhri

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo la ciiday Shacabka magaalada Saaxdheer

Posted on May 13, 2021May 13, 2021 by News Office

Garaadka Garaad Jaamac Garaad Cali, oo uu weheliyo Wasiirka Caafimaadka dowladda Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan, ayaa saaka magaalada Saaxdheer… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo shacab badan Muqdisho kula tukaday salaadda iidda

Posted on May 13, 2021May 13, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa saaka salaadda iidda mas’uuliyiin kale iyo boqollaal shacab kula tukaday masjidka… Sii akhri

Ciidamada Israa’iil oo in ka badan 500 oo duqaymood xalay ka fuliyay marinka QASA

Posted on May 13, 2021May 13, 2021 by News Office

Ciidamada Israa’iil ayaa xalay mar kale in ka badan 500 oo duqaymood ka fuliyay gooba kala duwan oo ku yaal… Sii akhri

55 Qoys oo ka soo cararay colaadda Yemen oo soo gaaray Boosaaso

Posted on May 13, 2021May 13, 2021 by News Office

Qaxooti ka soo cararay colaadda waddanka Yemen oo ay weheliyaan dad Soomaaliyeed oo ku noola dalkaas ayaa shalay soo gaaray… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoonka Midowga Ardayda Soomaaliyeed dalka Uganda

Posted on May 13, 2021May 13, 2021 by News Office

 Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay la kulmay Guddoonka Midowga Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close