Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo guddi u magacowday Nabadaynta Saax-maygaag

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi ka kooban masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda u magacaabay… Sii akhri

Posted on January 8, 2022January 8, 2022 by News Office

Kulamo ku saabsan arrinta PSF oo weli ka socda Boosaaso

Posted on January 8, 2022January 8, 2022 by News Office

Kulamo ku saabsan xal u helidda arrinta PSF iyo xukuumadda ayaa weli ka socda magaalada Boosaaso. Qaar kamid ah Isimada… Sii akhri

Shabakad ka ganacsaneysay daabulka dhalinyarada oo Boosaaso lagu qabtay

Posted on January 8, 2022January 8, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso, ayaa sheegaya in halkaas lagu qabtay shabakad isku xiran, oo ka ganacsaneysay tahriibinta dhalinyarada. Laamaha… Sii akhri

Shirka Wada-tashiga Qaran oo la isku mari waayay

Posted on January 8, 2022January 8, 2022 by News Office

Golaha Wada-tashiga Qaran, oo ka kooban Ra’iisul wasaare Rooble iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa… Sii akhri

Dimuqraadiyeynta Puntland oo ‘Aaran Jaan Eersatay’

Posted on January 7, 2022September 2, 2022 by cph

Garoowe (Wararka PP) — Guddoomiyihii hore ee Guddiga Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax wuxuu eed dusha ka saaray koox aad ugu… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo amar ka soo saaray lacagta laga qabtay Imaaraadka

Posted on January 7, 2022January 7, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaano ayaa amray in aan qasnadda dowladda laga bixin karin lacagtii 2018 laga qabtay… Sii akhri

Puntland oo ka hadashay raalligelinta Rooble ee Imaaraadka

Posted on January 7, 2022January 7, 2022 by Desk

Puntland ayaa soo dhaweysay raalligelinta uu Ra’iisul Wasaare Rooble maanta siiyay dowladda Imaaraadka, taas oo la xiriirta lacag 2018 looga… Sii akhri

Axmed Madoobe oo taageeray raaligelinta uu Rooble siiyay Imaaraadka

Posted on January 7, 2022January 7, 2022 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta kulan la qaatay Maxamed Axmed Cismaan, Safiirka Dowlada Imaaradka Carabta… Sii akhri

Rooble oo ka hadlay lacag Imaaraadka laga qabtay 2018

Posted on January 7, 2022January 7, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta sheegay in uu dowladda Imaaraadka ka raalli-galiyo lacag bishii April… Sii akhri

Puntland oo gacanta ku dhigtay olyo loo ekaysiiyay malab

Posted on January 7, 2022January 7, 2022 by News Office

Laamaha Amniga iyo Garsoorka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigay olyo sonkoraysan oo malab ahaan looga iibinayay bulshada Gaalkacyo.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close