Ogeysiis: Tartanka Orodka 5-KM ee gobolada Puntland

This listing has expired.

Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha

Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland, waxay ogeysiinaysaa dhamaan dadweynaha ku dhaqan deegaanada Puntland gaar ahaan gobolka Nugaal in la qaban doono orodka 5-ta kilomitir oo ay ka qeybgali doonaan dhamaan gobolada Puntland.

Hadaba cidii danaynaysa in ay ka qayb gasho waxay iska soo diinwaan galin karaan xafiiska Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland xarunta Garowe, saacadaha shaqadda 08:00Am-02:00pm.

Tartanka orodka cidii ku guulaysata waxay heli doontaa abaalmarin dhan.

  • Kaalinta kowaad $500 iyo Bilad Dahab ah.
  • Kaalinta Labaad $400 iyo Bilad Qalin ah.
  • Kaalinta Sedexaad $300 iyo Bilad Maar ah.

Waxaa la qaban doonaa tartankan 23/09/2019 3:30Pm, Garowe.

Gud. Gudiga qabanqaabada tartanka gobolada

Mahamed Mahamoud Burdi