Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Bankiga adduunka oo Buundo saaraya Togga Isbitaalka Garoowe

Duqa Degmada Garoowe Xasan Maxamed Ciise Goodir ayaa ka warbixiyey mashaariic horumarineed oo Bankiga aduunku uu ka fulinayo Magaalada Garoowe… Sii akhri

Posted on August 30, 2016 by Dhiirane

Galmudug oo eedeyn u jeedisay Dowlada Puntland

Posted on August 29, 2016August 29, 2016 by Dhiirane

Shir ay maanta isugu yimaadeen gollaha Wasiiradda Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in maamulkoodu dhowrayo islamarkaana uu ku taagan yahay… Sii akhri

Wabiga Shabeelle oo ku fatahay magaalada Jowhar

Posted on August 29, 2016August 29, 2016 by Dhiirane

Roobab ka da’ay gobolka Shabelada dhexe ayaa sababay inay buux dhaafiyaan wabiga Shabelle Islamarkaana uu wabigu ku dhufto fatahaad uu… Sii akhri

Odayaasha soo xulaya baarlamaanka cusub oo la kordhiyay

Posted on August 29, 2016 by Dhiirane

Tirada odayaasha soo xulaya baarlamaanka ayaa la kordhiyay,markii lugu daray xubno cusub,sida ku cad qoraala ay saxaafaddu heshay. Warbaahinta ayaa… Sii akhri

“DAAWO” Wareysi xiiso leh Aadan Gaadaale dhismaha wadada Eyl ee Gobolka Nugaal

Posted on August 28, 2016August 28, 2016 by Dhiirane

Aadan Maxamed Ciise (Gaadaale) oo wareysi maanta siiyay Warbaahinta Puntland post ayaa ka hadlay sababta loogu leexiyey wadada EYL dhinaca… Sii akhri

Hooyo ka qalin-jabisay Jaamacadda PSU ee Garowe

Posted on August 28, 2016August 28, 2016 by Dhiirane

Maamulka Jaamacadda PSU ayaa u Hambalyeeyay  Hooyo ka mid ah ardey dhamaysatay waxbarashada heerka 1aad ee Jaamacadda, Islamarkaana ah qof… Sii akhri

Wasaarada Qorshaynta Puntland oo la shirtay Hay,addaha NRC iyo Mercy Corpse

Posted on August 28, 2016 by Dhiirane

Waxaa maanta ka furmay hoolka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Garowe kulan isla xisaabtan iyo dib u eegis loogu… Sii akhri

Jubaland oo walaac ka muujinaysa qaxootiga kasoo noqonaya dalka Kenya

Posted on August 28, 2016 by Dhiirane

Dowlad-gobolleedka Jubbaland ee Koonfurta Soomaaliya ayaa walaac ku aadan dhinaca Amniga ka muujisay boqolaal ruux oo u badan dhalinyaro oo… Sii akhri

Wasaarada Caafimaadka Puntland oo xustay todobaadka Naasnuujinta

Posted on August 28, 2016 by Dhiirane

Wasaaradda caafimaadka Puntland oo kaashanaysa hay’addaheeda kala shaqeeya arrimaha caafimaaadka ayaa maanta xustay todobaadka Naas nuujinta, taasoo sanad walba ku… Sii akhri

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ka hadlay isbitaal laga dhisayo Garowe

Posted on August 27, 2016August 28, 2016 by Dhiirane

Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Cabdinaasir Cismaan Ciise (Cuuke) ayaa ka hadlay isbitaal hooyadda iyo dhalaanka oo ay sheegeen Gabdho kazoo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close