Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Madaxii Ganacsiga Shirkadda Golis Cumar Faaruq oo shil gaari ku geeriyooday

Alle ha u naxariistee waxaa shil gaari ku geeriyooday Madaxii Hoggaanka Ganacsiga ee shirkadda Golis ee Puntland Cumar Ciise Maxamed… Sii akhri

Posted on September 2, 2016September 2, 2016 by Dhiirane

Ciidamada dalka Gabon oo weeraray xarunta mucaaradka.

Posted on September 1, 2016 by Dhiirane

Iska hor imaad ayaa ka dhacay dalka Gabon, kadib markii Madaxweynaha xilka haya Cali Bongo lagu dhawaaqay inuu ku guulaystay… Sii akhri

Ganacsade caan ah oo lagu dilay Gaalkacyo

Posted on September 1, 2016September 1, 2016 by Dhiirane

Waxaa maanta lagu dilay magaalada Galkacyo xarunta Gobolka Mudug ganacsade caan ah oo kasoo jeeday dhinaca Waqooyiga ee ay maamusho… Sii akhri

Puntland oo xirtay xadka bartamaha iyo Koonfurta Somalia

Posted on September 1, 2016September 1, 2016 by Dhiirane

Dowladda Puntland ayaa maanta shaaca ka qaaday inay gebi ahaanba xirtay xuduudaha ay la wadaagto gobolada koonfurta iyo bartamaha dalka… Sii akhri

Puntland oo dib u eegtay Mashaariicda Hay,adda Relief International .

Posted on September 1, 2016 by Dhiirane

Waxaa maanta ka furmay xarunta wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ee Puntland shir dib loogu eegayo mashaariicda Hay,adda Relief International… Sii akhri

HAY,ADDA BIYAHA PUNTLAND OO MAANTA LA WAREEGTAY QALAB

Posted on August 31, 2016August 31, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntlandpost):- Hay,adda Terre Solidali ayaa maanta ku wareejisay hay,adda biyaha u qaabilsan Puntland ee PSAWEYN qalab biyood laga soo… Sii akhri

Puntland oo ka hadashay deeqdii waxbarashada la helay 6dii sano ee lasoo dhaafay

Posted on August 31, 2016August 31, 2016 by Dhiirane

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa maanta soo bandhigtay deeqihii waxbarasho ee ay ardayda Puntland ka heleen 6-dii… Sii akhri

Puntland oo dib u eegis ku samaysay mashaariicda Care International

Posted on August 31, 2016August 31, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntlandpost):- Waxaa saaka ka furmay xarunta Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Puntland kulan dib loogu eegayo waxqabadka iyo… Sii akhri

TS Handover water equipment to PSAWEN

Posted on August 31, 2016 by Dhiirane

Press Release Terre Solidali handed over 119 packages of water equipment to PSAWEN containing submersible pumps, control panels with spares,… Sii akhri

Dhacdo Rabaaniya oo lagu arkay Baadiyaha Degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan

Posted on August 31, 2016August 31, 2016 by Dhiirane

Dhahar (Puntlandpost):- Deegaan  magaciisa la yiraahdo ARI CADKA oo ka tirsan Gobolka Haylaan ee Puntland ayaa wararka ka imaanaya sheegayaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close